Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dowladda Itoobiya oo mar kale war ka soo saartay arrinta Wada-hadalladii Soomaaliya iyo Itoobiya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Itoobiya ayaa sheegtay in ay Beesha Caalamku fahantay muhiimadda ay leedahay in ay Itoobiya marin… Sii akhri

Posted on August 15, 2024August 15, 2024 by News Office

Ra’iisul-wasaaraha dalka Japan oo sheegay in uu xilka iska casilayo

Posted on August 15, 2024 by News Office

Ra’iisul-wasaaraha Japan Fumio Kishida ayaa sheegay inuu xilka ka degi doono bisha soo socota, isaga oo eersaday fadeexooyin siyaasadeed iyo… Sii akhri

Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday Heshiis Iskaashi oo Amniga iyo Difaaca ah

Posted on August 14, 2024August 14, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha dalka Masar, Mudane Cabdulfataax… Sii akhri

Warbixin laga soo saaray Furuq dilaaya oo si dhakhso ah ugu faafaya Qaaradda Afrika

Posted on August 14, 2024 by News Office

Ururka Midowga Afrika ayaa ku dhawaaqay xaalad caafimaad deg deg ah oo qaaradda oo dhan ah, taas oo lagu xakameynayo… Sii akhri

Dowladda Jabuuti oo sheegtay in ay xal qarsoodi ah u hayso Khilaafka Soomaaliya iyo Itoobiya

Posted on August 14, 2024August 14, 2024 by News Office

Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay in Turkigu aanu xal ka keeni karin dhex-dhexaadintiisa Khilaafka Itoobiya iyo Soomaaliya ee ka dhashay MOU-gii… Sii akhri

Madaxweyne Biden oo sheegay in xabbad-joojin laga sameeyo marinka Gaza baajin karto in Iran weerarto Israa’iil

Posted on August 14, 2024August 14, 2024 by News Office

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in heshiis xabbad joojin oo ka dhaqan gala Gaza, uu Iran ka baajin karo… Sii akhri

Ilhan Omar oo ku guulaysatay doorasho xasaasi ah oo si adag loogu loollamay

Posted on August 14, 2024 by News Office

Marwo Ilhan Omar oo ka tirsan Aqalka Koongareeska Mareykanka, ayaa marki afraad ku guuleysatay murashaxnimada kursiga ay ku matasho degmada… Sii akhri

Soomaaliya iyo Masar oo yeelanaya iskaashi dhinaca difaaca iyo Amniga ah

Posted on August 13, 2024August 13, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Qaahira ee dalka Masar.… Sii akhri

Wada-hadalladii Soomaaliya iyo Itoobiya uga socday dalka Turkiga oo natiijo la’aan ku dhammaaday

Posted on August 13, 2024 by News Office

Wada-halladii uu Turkiga dhex-dhexaadinayay ee magaalada Ankara uga socday Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa ku soo dhammaaday natiijo la’aan, sida laga… Sii akhri

Isimada Gobolka Mudug oo baaq ka soo saaray Mashruuca dhismaha Laamiga Gaalkacyo iyo Xarfo

Posted on August 13, 2024 by News Office

Isimmada gobolka Mudug, ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Gaalkacyo, waxay ka soo saareen baaq la xiriira dhismaha waddada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close