Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Maanta furay Shirka Madasha Dhaqaalaha dalka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirka 7-aad ee Madasha Siyaasadda Dhaqaalaha…
Open this website in Safari first.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirka 7-aad ee Madasha Siyaasadda Dhaqaalaha…
Sirdoonka Kuuriyada Koonfureed ayaa ku dhawaaqay in ay arkeen dhaqdhaqaaq aan caadi ahayn oo ka socda xadka Kuuriyada Waqooyi. Kaddib markii halkaa…
Wararka ka imaanaya magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in saaka halkaasi ay ka dhacday is raasaasayn xooggan oo khasaare sababtay.…
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in ay gantaallo casri ah oo nuuca difaaca cirka ah iyo ciidamo Mareykana ah u direyso Israa’iil,…
Xukuumadda Puntland ayaa ku wargelisay dhammaan Wakiillada Kalluumaysi in ay iska diwaan geliyaan Wasaaradda Kalluumaysiga Puntland. Go’aan kasoo baxay xafiiska Wasiirka Kalluumaysiga…
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa markii u horraysay ka hadlay Xubintii Aqalka Sare ee la sheegay…
Kim Yo Jong, oo ah gabadh la dhalatay hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un, ayaa si adag uga digtay Kuuriyada Koofureed “musiibo…
Ku-simaha Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa saaka safar ku tegey magaalada Kismaayo ee xarunta KMG…
Ruushka ayaa gacan ku siiyay in ay Iran , hal mar hawada sare u dirto laba dayax-gacmeed oo laga diray gudaha dhulka…
Guddoomiyaha aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Golaha aqalka sare usoo gudbiyay qoraal ku saabsan in uu xubinimadii…