Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta lagu soo dhaweeyay Garoowe
Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo laga soo doorto Puntland ayaa soo gaaray magaalada Garoowe. In ka badan…
Open this website in Safari first.
Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo laga soo doorto Puntland ayaa soo gaaray magaalada Garoowe. In ka badan…
Mogadishu (PP News Desk) — The Finance Minister of Sool, Sanaag, Ceyn, and Khaatumo Interim Administration, Mr Abdiqani Hirad, told the Somalia…
Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa Xalay ansixiyay Heshiis is-afgarad ah oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Tanzania, kaas oo ku saabsan iskaashiga difaaca labada…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Erdogan ayaa uga…
Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa saaka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay 164 dhalinyaro Soomaaliyeed ah oo laga sii daayay…
“Nin abeeso koriyow adigaa u aayi, axdi malaha Xabashidu laga aaminaayo” ereyo ka mid ahaa hees uu qaaday AUN Yaasiin Axmed Digfeer. Garoowe…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaba gabeeyay safar shaqo oo uu ku joogay dalka Kenya, halkaas oo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku Xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan…
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay ku beenisay wararka ku saabsan in shil diyaaradeed ka dhacay dalka. Hay’adda Duulista…
Soomaaliya ayaa loo ansixiyey Mashruucii ugu horeeyey oo gaar u ah maalgelinta sare u qaadidda Adkeysiga Cimilada Soomaaliyeed. Wasiirka Wasaaradda Degaanka iyo…