Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dowladda Soomaaliya oo ku baaqday in si deg deg ah loo joojiyo colaadda ka aloosan degmada Ceerigaabo

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta baaq nabadeed ka soo saartay colaadda ka taagan magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag. Qoraal ka… Sii akhri

Posted on August 28, 2024 by News Office

Dowladda Masar oo Soomaaliya soo gaarsiiday gargaarkii millateri ee ugu horreeyay

Posted on August 28, 2024August 28, 2024 by News Office

Dowladda Masar ayaa waxay Soomaaliya soo gaarsiisay gargaarkii millateri ee ugu horreeyey, in ka badan afartan sannadood. Baraha bulshada iyo… Sii akhri

Xiisad colaadeed oo saaka ka aloosan Ceerigaabo kadib dilal halkaasi ka dhacay

Posted on August 28, 2024August 28, 2024 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in saaka halkaasi ay ka taagan tahay xiisad dagaal… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee Marinka Gaza iyo Israa’iil oo sii wada duqeymaha

Posted on August 28, 2024August 28, 2024 by News Office

Falastiiniyiinta hadba dhinac ugu barakacayo Marinka Gaza ayaa isugu tagay dhinaca xeebta, xilli ay ciidamada Isra’ul sii wadaan dagaalka iyo… Sii akhri

Madaxweyne William Ruto oo daah-furay ololaha ay Kenya ku raadinayso xilka Guddoomiyaha Midowga Afrika

Posted on August 27, 2024August 27, 2024 by News Office

Madaxweynaha Kenya, William Ruto ayaa maanta xarunta madaxtooyadda Kenya ka daahfuray ololaha ay Kenya ku raadinayso jagada guddoomiyaha Golaha Midowga… Sii akhri

Taliyaha guud ee ciidanka militariga Itoobiya oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Morocco

Posted on August 27, 2024August 27, 2024 by News Office

Taliyaha guud ee ciidanka militariga Itoobiya, Jeneral Birhanu Jula Gelalcha ayaa booqasho rasmi ah ku jooga dalka Morocco, halkaasi oo… Sii akhri

Ciidamada Israa’iil oo Qaramada Midoobey ku qasbay in ay hakiyaan Gargaarkii Marinka Gaza

Posted on August 27, 2024 by News Office

Ciidamada Israa’iil oo ku hubaysan taangiyada dagaalka ayaa Qaramada midoobey ku qasbay in ay hakiyaan howlihii gargaarka ee ay ka… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo dalka Suudaan ka soo deysay 31 dhalinyaro Soomaaliyeed ah

Posted on August 27, 2024 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay xabsiyada dalka Suudaan gaar ahaan, magaalada Portsudan ka soo dayeen 31 dhalinyaro Soomaaliyeed  oo… Sii akhri

Wasiirka Warfaafinta Puntland oo MA-GEFE ku tilmaamay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

Posted on August 27, 2024 by News Office

Dowladda Puntland ayaa shaacisay in ay MA-GEFE u aqoonsatay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud kadib markii uu xannibay dhammaan Mashaariicdii… Sii akhri

Ruushka oo duqeymo ku garaacay inta badan magaalooyinka Ukraine

Posted on August 27, 2024August 27, 2024 by News Office

Ruushka ayaa duqeymo ku garaacay inta badan magaalooyinka Ukraine, isaga oo weerarkaasi cirka ahaa u adeegsaday tiro badan oo gantaallo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close