War murtiyeed ka soo baxay Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho
War murtiyeedka ka soo baxay Golaha Wadatashiga Qaran ayaa la isku raacay in la qabto doorashada dowladaha hoose June 2025. Sidoo kale…
Open this website in Safari first.
War murtiyeedka ka soo baxay Golaha Wadatashiga Qaran ayaa la isku raacay in la qabto doorashada dowladaha hoose June 2025. Sidoo kale…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa kormeer shaqo ku tagey xarunta diyaarinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP 2025 –…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland, Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid, oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane Maxamed Baarri Shire, iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2aad Mudane…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in uu raadinayo Dowlad Goboleedyada ka maqan Madasha Wadatashiga Qaran, si loo helo…
Ruushka wuxuu sameeyay tijaabada gantaallada ballistic-ga ee qaaradaha isaga gudba, kuwaas oo qaadi kara madaxyada Nukliyeerka, sida ay shaacisay wasaaradda difaaca Ruushka.…
Dowladda Soomaaliya ayaa u qabatay in uu 72 saac gudahood dalka kaga baxo Col. Cali Maxamed Aadan ahaa Qunsul Ku xigeenka labaad…
Hay’adda sirdoonka Somaliland ee NIA ayaa shaacisay in ay gacanta ku dhigeen afar qof oo hubaysnaa oo rabshad ka riday isu soo…
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Taliyaha howlgalada gaarka ah Mareykanka Colonel David Haskell.…
Ra’iisul Wasaarah Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xariga ka jaray Xarunta daryeelka dhaawacyada iyo xaaladaha deg-dega ah oo lagu…
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa caawa kulan ku martiqaaday Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya sida uu muujinayo Qoraal kooban oo lagu…