Wararkii u danbeeyay ee Khasaaraha dagaal maanta ka dhacay nawaaxiga Qorilugud oo ka tirsan Gobolka Togdheer
Faahfaahin dheeri ayaa ka soo baxaysa khasaaraha ka dhashay dagaal maanta oo Jimce ah ka dhacay nawaaxiga degaanka Qorilugud oo ka tirsan…
Open this website in Safari first.
Faahfaahin dheeri ayaa ka soo baxaysa khasaaraha ka dhashay dagaal maanta oo Jimce ah ka dhacay nawaaxiga degaanka Qorilugud oo ka tirsan…
Xiisad colaadeed oo u dhexaysa SSC-khaatumo iyo Somaliland ayaa maalmahan ka taagan jiidda degaanka Qorilugud oo ka tirsan gobolka Togdheer. Ciidamada labada…
Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed, oo la hadlayay baarlamaanka dalkaas, ayaa sheegay in Ethiopia aysan xoog ku raadinayn helista marinka Badda Cas.…
Duqeymaha cirka ee Israa’iil ayaa lagu dilay ugu yaraan 95 qof guud ahaan Gaza Khamiistii. Inta badan dhibanayaasha ayaa ahaa dad rayid…
Xukuumadda Puntland ayaa nasiib-darro ku tilmaantay Go’aannadii ka soo baxay Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee Magaalada Muqdisho, waxaana ay sheegtay in uu…
Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa si cad uga horjeesatay Go’aannadii ka soo baxay Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho oo ay ka maqnaayeen…
Madaxweynihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka horyimid Qodobadii ka soo baxay Shirkii Madasha Wadatashiga Muqdisho oo ay…
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Mudane Maxamed Baarri Shire iyo Guddoomiye Ku-xigeenka…
War-murtiyeed ay si wadajir ah u soo saareen Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku matala Puntland iyo Xildhibaannada Golaha Wakiilada…
Warsaxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed, Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan…