Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta ku wajahan magaalada Baydhabo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG Koonfur Galbeed. Warar… Sii akhri

Posted on September 11, 2024September 11, 2024 by News Office

Xaaji Muuse Boqor Wuu Ka Digay Gardarrada Itoobiya 1957kii

Posted on September 11, 2024September 30, 2024 by cph

Xaaji Muuse Boqor wuu beeniyay in xiriirka SYL iyo Masar fududeynayo in shuuciyaddu ku fiddo Soomaaliya 1957kii. Muqdisho (Faallo) — Ururkii Dhallinyarada… Sii akhri

Donald Trump iyo Kamala Harris oo xalay yeeshay dood kulul

Posted on September 11, 2024September 11, 2024 by News Office

Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka Kamala Harris oo Dimoqraadi ah, iyo Madaxweynihii hore Donald Trump oo Jamhuuri ah, ayaa habeenkii xalay yeeshay… Sii akhri

Maamulaha shirkadda Amal Bank ee magaalada Qardho oo laga sii daayay koox saaka af-duubtay

Posted on September 10, 2024 by News Office

Maamulaha shirkadda Amal Bank ee magaalada Qardho Yuusuf Salaad Maxamuud (Yuusuf Dheere) oo saaka laga af-duubtay Qardho ayaa ugu danbayn… Sii akhri

Dowladda Jabuuti oo mar kale sheegtay in aysan Itoobiya siin doonin deked ay maamusho 100%

Posted on September 10, 2024September 10, 2024 by News Office

Dowlada Jabuuti ayaa sheegtay in aysan Itoobiya siin doonin deked ay 100% maamusho, taasi oo ka duwan ballan-qaadkii hore ee… Sii akhri

Maamulihii Shirkadda Amal Bankii Xafiiskeeda Qardho oo saaka dabley hubaysan af-duubteen

Posted on September 10, 2024 by News Office

Dabley hubaysan ayaa saaka magaalada Qardho ka af-duubtay Maamulihii Shirkadda Amal Bankii Xafiiskeeda Qardho Yuusuf Salaad Maxamuud (Yuusuf Dheere). Yuusuf… Sii akhri

Ciidanka PSF oo Boosaaso ku af-duubtay nin kamid ah Qoyska Madaxweyne Deni

Posted on September 10, 2024September 10, 2024 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in xalay halkaasi lagu af-duubtay Eng. Cabdirashiid Yaasiin Nuur Geesood oo kamid ah… Sii akhri

Dad badan oo ku dhintay duqayn saaka Israa’iil ka fulisay marinka Gaza

Posted on September 10, 2024September 10, 2024 by News Office

Adeegga gargaarka deg degga ah ee Gaza ayaa sheegay, in duqeyn cirka ah oo ay ciidamada Isra’il aroornimadi hore ee… Sii akhri

Madaxweyne Lafta Gareen oo si adag u difaacay Xildhibaannadii Reer Koonfur Galbeed ee taageeray Joogitaanka Ciidamada Itoobiya

Posted on September 9, 2024 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa si adag u difaacay Xildhibaannadii Reer Koonfur Galbeed… Sii akhri

Tirada guud ee dadka Reer Jabuuti oo gaartay in ka badan hal milyan oo qof

Posted on September 9, 2024September 9, 2024 by News Office

Xafiska Tirakoobka Jabuuti ayaa soo bandhigay natiijada Tirakoobkii Saddexaad ee Dadweynaha iyo Guriyeynta dalka Jabuuti, kaas oo Muujinaya in dadka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close