Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ra’iisul wasaare Xamse oo sheegay in Ciidamada Soomaaliya ku filan yihiin Amniga dalka kadib markii Ciidamada ATMIS baxaan

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in Ciidamada Soomaaliya diyaar u yihiin in ay la wareegaan… Sii akhri

Posted on September 13, 2024 by News Office

Qaramada Midoobey oo dalbatay in xabbad-joojin deg deg ah laga sameeyo marinka Gaza

Posted on September 13, 2024September 13, 2024 by News Office

Militariga Israa’iil ayaa sii wada duqeymaha ay ku hayaan Gaza, iyagoo dilay 40 kale oo Falastiiniyiin ah, xilli ay sii… Sii akhri

Madaxweynaha waddanka Senegal oo kala diray Baarlamaankii dalkaasi

Posted on September 13, 2024September 13, 2024 by News Office

Madaxweynaha Senegal, Bassirou Diomaye Faye, ayaa kala diray baarlamaankii dalkaas oo u badnaa xisbiyada mucaaradka, ka dib muddo shan bilood… Sii akhri

Khasaaraha dagaalkii saaka aroortii ka bilowday nawaaxiga degmada Towfiiq oo makhribkii istaagay

Posted on September 12, 2024 by News Office

Dagaal beeleed culus oo saaka ka bilowday nawaaxiga degmada Towfiiq ee bariga gobolka Mudug ayaa makhribka joogsaday. Dagaalka oo saacado… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Baydhabo ku guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed

Posted on September 12, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shirka Wasiirrada Golaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed oo ka qabsoomay… Sii akhri

Dagaal beeleed xooggan oo saaka ka socda nawaaxiga degmada Towfiiq ee gobolka Mudug

Posted on September 12, 2024 by News Office

Dagaal xooggan ayaa aroornimadii hore ee saaka ka bilowday degaanka Buq oo wax yar u jira degmada Towfiiq ee Gobolka… Sii akhri

Afar carruur ah oo ku dhintay ceel ku yaalla degaan ka tirsan degmada Eyl

Posted on September 12, 2024 by News Office

Wararka ka imaanaya degaan xeebeedka Gabbac oo qiyaastii 30 dhinaca bari ka xiga degmada Eyl ee gobolka Nugaal ayaa sheegaya… Sii akhri

GAZA: Wararkii u danbeeyay ee Israa’iil oo duqaysay haween iyo carruur bara-kacayaal ah

Posted on September 12, 2024September 12, 2024 by News Office

Mas’uuliyiinta caafimaadka Falastiin ayaa sheegay, in duqeyn ay ciidamada Israa’iil ku garaaceen qeybo kala duwan oo ka tirsan Gaza lagu… Sii akhri

Taliska Ciidanka PSF oo digniin ka soo saaray xiisad ka taagan magaalada Boosaaso

Posted on September 11, 2024 by News Office

Taliska Ciidanka PSF ayaa warsaxaafadeed ka soo saaray xiisad maalmahan ka taagan magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari. Warsaxaafadeed ka… Sii akhri

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo maanta gaaray magaalada Baydhabo

Posted on September 11, 2024September 11, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed. Ra’iisul… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close