Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Sheekh Shariif, Xasan Khayre iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka horyimid mudda kororsiga uu raadinayo Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Xasan Cali Khayre iyo xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame… Sii akhri

Posted on October 7, 2024October 7, 2024 by News Office

Madaxweynaha Jubaland oo Kismaayo ku laabtay kadib markii uu natiijo la’aan ku dhammaaday Shirkii Muqdisho

Posted on October 7, 2024October 7, 2024 by News Office

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa saaka dib ugu laabtay magaalada Kismaayo kadib markii uu natiijo la’aan ku… Sii akhri

Dagaalka ka socda Marinka Gaza oo sannad-jirsaday kuna sii fidaya Bariga dhexe

Posted on October 7, 2024 by News Office

Sannad ayaa maanta laga joogaa markii uu billowday duullaanka ay Israa’iil ku qaadday Marinka Gaza, kaas oo ay uga jawaabeysay… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo maanta safar deg deg ah ugu baxay dalka Imaaraadka Carabta

Posted on October 6, 2024October 6, 2024 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta safar deg deg ah ugu baxay magaalada Dubai ee dalka Imaaraatiga Carbeed (UAE).… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo lagu eedeeyay in uu mas’uul ka yahay sicir-bararka iyo saboolnimada ka jirta Puntland

Posted on October 6, 2024October 6, 2024 by News Office

Siyaasi Maxamed Cabdullaahi Xuseen (Shoortaayo), oo wareysi bixiyay ayaa Madaxweyne Deni ku eedeeyay in uu mas’uul ka ahaa baabi’intii Shilin… Sii akhri

Puntland oo taageertay Mowqifka Madaxweynaha Jubaland ka qaatay Shirka Madasha Muqdisho

Posted on October 6, 2024October 6, 2024 by News Office

Dowladda Puntland ayaa soo dhaweysay go’aankii Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe uu ka qaatay Shirkii dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada uga… Sii akhri

Israa’iil oo duqayn la beegsatay hoggaamiyihii beddeli lahaa Xasan Nasrullahi

Posted on October 6, 2024 by News Office

Ururka Xisbullah ayaa la xaqiijiyay in uu lumiyay xiriirka ay la lahaayeen madaxii golaha fulinta iyo hoggaamiyihii la filayay in… Sii akhri

Israa’iil oo bara-kacayaal ku dishay Masjid ku yaalla Marinka Gaza

Posted on October 6, 2024 by News Office

Ugu yaraan 5 qof ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay 20 kalana ku dhaawacmeen, kaddib marki ay millatariga Israa’iil duqeyn… Sii akhri

Sida Puntland iyo SSC-Khaatumo Uga Qeybqaadan Karaan Geeddiga Dowlad Dhisidda Soomaaliya

Posted on October 5, 2024October 5, 2024 by cph

Garoowe (Faallo) —Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Hoggaamiyaha maamulka ku meelgaarka ee SSC-Khaatumo Cabdulqaadir Aw Cali (Firdhiye) waa… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in ay hawlgal qorshaysan ku dishay 50 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab

Posted on October 5, 2024October 5, 2024 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in ay hawlgal qorshaysan ku dishay ku dhawaad 50 xubnood oo ka tirsan mileeshiyaadka Al-shabaab. Warsaxaafadeed… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close