Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Caawa kulan ku marti-qaaday Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa caawa kulan ku martiqaaday Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya sida uu muujinayo Qoraal kooban… Sii akhri

Posted on October 29, 2024October 29, 2024 by News Office

Somaliland oo ka hadashay qaar kamid ah taageerayaasha xisbiga Kulmiye oo bistoolado iyo qoryo la soo baxay

Posted on October 29, 2024 by News Office

Hay’adda Sirdoonka Somaliland ayaa markii u horraysay ka hadashay qaar kamid ah taageerayaasha xisbiga Kulmiye oo lagu arkay bistoolado iyo… Sii akhri

Israa’iil oo ogolaatay in xabad joojin ku meel gaar ah laga dhaqan-geliyo marinka Gaza

Posted on October 29, 2024October 29, 2024 by News Office

Xukuumadda Israa’iil ayaa oggolaatay hindisaha heshiis xabbad-joojin kumeel-gaar ah oo laga dhaqan-geliyo marinka Gaza mudda 28 maalmood ah. Heshiiskani ayaa… Sii akhri

Israa’iil oo dhulka ay ka taliso ka ceyrisay hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan Kaalmada Falastiiniyiinta

Posted on October 29, 2024October 29, 2024 by News Office

Israa’iil ayaa mamnuucday dhulka ay ka taliso inay ka howlgasho hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan kaalmada Falastiiniyiinta , sida ay… Sii akhri

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo qaabila ergeyga dowladda Jarmalka u qaabilsan Geeska Afrika

Posted on October 28, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga gaarka ah ee dowladda Jarmalka… Sii akhri

Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis maaliyadeed oo lagu tayeynayo Ciidamada Soomaaliya

Posted on October 28, 2024 by News Office

Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa Maanta kala saxiixday heshiis iskaashi maaliyadeed oo ku saabsan qalabaynta iyo tababarka Ciidamada XDS. Wasiirka… Sii akhri

Madaxweynaha Masar oo ku baaqay in xabbad-joojin laba maalin ah laga sameeyo marinka Gaza

Posted on October 28, 2024 by News Office

Madaxweynaha Masar Cabdelfatax Al-Sisi ayaa ku dhawaaqay in dalka uu soo jeediyay xabbad joojin laba maalmood ah oo dhexmarta Israa’iil… Sii akhri

Xisbiga haya Talada Japan oo lumiyay Aqlabiyada Baarlamaanka

Posted on October 28, 2024October 28, 2024 by News Office

Xisbiga Liberal Democratic Party ee Ishiba ayaa weli ah xisbiga ugu sarreeya baarlamaanka Japan, lamana filayo isbedel ku yimaada dowladda… Sii akhri

Shirkii Madasha Muqdisho oo ay ka maqan yihiin Puntland iyo Jubaland oo maanta dib u furmay

Posted on October 27, 2024 by News Office

Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran, oo ay ka maqan yihiin Puntland iyo Jubaland ayaa Maanta mar kale u furmay Madaxda dowladda… Sii akhri

Madaxweyne Deni “Dowladda Xasan Sheekh waxay xaraash ku waddaa Hantidii Qaranka ee Muqdisho”

Posted on October 27, 2024October 27, 2024 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya in ay mas’uul ka tahay xaraashidda dhulkii danta guud… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close