Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Puntland oo ciidamadii ugu badnaa u diyaarisay Hawlgalka ka dhanka ah kooxaha Argagixisada ah

Kumanaan ka tirsan ciidamada difaaca dowladda Puntland oo ku gaashaaman gaadiidka dagaalka ayaa isu diyaarinaya ay hawlgal baaxad leh oo… Sii akhri

Posted on December 9, 2024 by News Office

Xiisad dagaal oo ka taagan Ceerigaabo iyo inta badan shacabkii oo ka baxay magaalada

Posted on December 9, 2024 by News Office

Xiisad dagaal ayaa mar kale ka taagan magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaaag kadib dhaq dhaqaaqyo ciidan oo xalay laga… Sii akhri

Madaxweynihii hore ee Ghana John Dramani oo soo laabasho taariikhi ah sameeyay

Posted on December 9, 2024 by News Office

Madaxweynihii hore ee Ghana John Dramani Mahama ayaa guul soo laabasho oo taariikhi ah ka gaaray doorashadii Axadda ka dib… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo mar kale digniin adag u dirtay dowladda Itoobiya

Posted on December 8, 2024December 8, 2024 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay waxay ku tilmaantay xad-gudubyada dowladda Itoobiya ay ka waddo gudaha Soomaaliya oo ay ku carqaladaynayso Amniga iyo… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Taliyaha cusub ee qeybta Booliska Gobolka Raas Casayr

Posted on December 8, 2024December 8, 2024 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta soo saaray dikreeto magacaabis oo ku saabsan Taliska qeybta Booliska gobolka Raas Casayr.… Sii akhri

47 tahriibayaal Soomaaliyeed ah oo dalka lagu soo celiyay kaddib markii ay ku xayirmeen waddanka Madagascar

Posted on December 8, 2024 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in ay dalka ku soo celisay 47 muwaadiniin Soomaaliyeed ah oo ku xayirnaa waddanka Madagascar.… Sii akhri

Kooxaha Mucaaridka ah ee Suuriya oo awood ciidan xukunka kaga tuuray Bashar Al Asad

Posted on December 8, 2024 by News Office

Kooxaha Mucaaridka ah ee Suuriya ayaa aroornimada hore ee saakay oo Axad ah sheegatay, in ay Suuriya ka xoreeyeen Bashar… Sii akhri

Rag hubaysan oo markab ku qafaashay xeebaha Puntland oo dalbaday lacag dhan $ 5 milyan

Posted on December 7, 2024 by News Office

Rag hubaysan oo markab kalluumeysi ugu af-duuban yahay xeebaha Puntland ayaa dalbaday $5 milyan oo doollar sida laga soo xigtay… Sii akhri

Chinese fishing vessel under control of suspected pirates off Somali coast, EU naval force says

Posted on December 7, 2024December 7, 2024

A Chinese fishing vessel off the coast of Somalia has come under the control of alleged pirates, a European Union anti-piracy force… Sii akhri

Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed oo raalli-gelin ka bixiyay Sharcigii Martial Law

Posted on December 7, 2024 by News Office

Madaxweynaha Kuuriyada Koofureed Yoon Suk Yeol oo Sabtida saaka ah khudbad jeediyay ayaa raalli gelin ka bixiyay sharcigi dagaalka ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close