Puntland iyo Dowlad degaanka Soomaalida oo ku heshiiyay iskaashi Amni iyo mid dhaqaale
Mas’uuliyiinta Puntland iyo Dowlad degaanka Soomaalida DDS oo shir ku yeeshay magaalada Wardheer ee xarunta Gobolka Doollo ayaa ku heshiiyay iskaashi Amni…
Open this website in Safari first.
Mas’uuliyiinta Puntland iyo Dowlad degaanka Soomaalida DDS oo shir ku yeeshay magaalada Wardheer ee xarunta Gobolka Doollo ayaa ku heshiiyay iskaashi Amni…
Dowladda Puntland iyo hay’adaha Caalamiga ah ayaa yeeshay shir ku saabsan Arrimaha bini’adantimo, gaar ahaanna u gurmadka shacabka ku bara-kacay Hawlgalka Ciribtirka…
Cutubyo kamid ah Ciidamada difaaca dowladda Puntland oo maanta hawlgal qorshaysan ka fuliyay buuraha CALMIS ayaa halkaasi ku dilay ajaanib ka tirsanaa…
Garowe (PP News Desk) — Nugaal Police yesterday arrested several people suspected of being members of a terrorist organisation. The Governor of…
Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee dowladda Puntland marwo, Ubax Cabdirashiid Maxamed Xirsi oo shir jaraa’id ku qabatay magaalada Boosaaso ayaa si…
Xaaladda magaalada Gaalkacyo ayaa Saaka deggan, kaddib markii xalay si weyn loo xakameeyay xiisad laga dareemay xaafadaha Garsoor iyo Wadajir, taasi oo…
Xukuumadda Puntland ayaa diiwaangelin ku bilowday dhammaan Kalluumeysatada ku dhaqan degmooyinka iyo degaannada xeebaha, sida laga soo xigtay wasaaradda Kalluumeysiga Kheyraadka Badda…
Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in halkaasi Caawa Rasaas laba dhinac ah laga maqlay jidka kala qeybiya Xaafadaha Garsoor iyo…
Guddoomiyaha Gobolka Nugaal, G/sare Cabdiraxmaan Abshir Faarax oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay in dhawaan kantaroollada Caasimadda Garoowe lagu qabtay…
Ciidamada difaaca Puntland ayaa xalay shaaciyay in ay 24-kii saac ee u danbaysay ku guulaysteen in ay soo ridaan lix diyaaradood oo…