Xasan sheekh iyo wakiillada beesha caalamka oo kulan degdeg ah ka yeeshay xiisadda ka taagan Gaalkacyo
Muqdisho-(PP)-Madaxweynaha Sommaliya ayaa danjireyaashaasi uga warramay xaaladda Gaalkacyo, wuxuu sheegay inuu dhowr jeer maanta khadka telefoonka kula hadley Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid…