Puntland: Waa halkee godka CASCASO ee maanta Mareykanku burburiyay?
Duqeyn aad u xoog badan oo degaanno fog laga maqlay ayaa maanta lagu guraacay godka weyn ee CASCASO oo ku yaalla nawaaxiga…
Open this website in Safari first.
Duqeyn aad u xoog badan oo degaanno fog laga maqlay ayaa maanta lagu guraacay godka weyn ee CASCASO oo ku yaalla nawaaxiga…
Laascanood (Faallo) — Dhowaan Garaad Jaamac Garaad Ismaciil wuxuu sheegay in wadahadallo uu abaabulay Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Cagjar ay dhexmari…
Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Sabti ah Xafiiskiisa magaalada Boosaaso ku qaabiley Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya, Ambassador…
Puntland iyo qunsuliyadda Itoobiya ayaa ka wada-hadlay xaaladda soo galootigga iyo qaxootigga Itoobiyaanka ah ee ku suggan degaanada Puntland kuwaas oo mudooyinkan…
Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo ku gaashaaman gaadiidka dagaalka ayaa saaka aroornimadii hore ee saaka hawlgal amni oo lagu baadi-goobayo firxadka…
Duqeyn culus oo ay xalay dowladda Mareykanka ka fulisay silsiladda Golis, gaar ahaanna buuraha Cal-miskaad ayaa lagu beegsaday godad ay ku dhuumanayeen…
Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay cunnoqabatayn ku soo rogayso shaqsiyaadka ka tirsan jabhadda M23. Farriin ka soo baxday Qaybta Afrika ee Wasaaradda…
Cutubyo ka tirsan Ciidamada difaaca dowladda Puntland oo ku gaashaaman hubka culus ayaa saaka hawlgallo ka wada afaafka hore ee degaanka lagu…
Garoowe (Faallo PP) — Ururkii SSDF (Somali Salvation Democratic Front) xubnihiisii hore waxay siyaabo kala duduwan u soo bandhigeen isbeddeladii ay goobjoogga…
Dowladda Puntland oo Warsaxaafadeed ka soo saartay hawlgalkii maanta ka dhacay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari ayaa faahfaahin ka bixisay khasaaraha Argagixisada…