Ciidamada difaaca Puntland oo saaka u ruqaansaday jiidda Dhasaan ee degmada Qandala
Ciidamada difaaca dowladda Puntland oo dhammaystiraya wejiga labaad ee hawlgalka Cirib-tirka Argagixisada ISIS ayaa mar kale saaka dhawr jiho kaga ruqaansaday jiidda…