Puntland oo baaq nabadeed ka soo saartay colaad beeleed ka taagan duleedka degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag
Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa baaq nabadeed ka soo saaray colaad beeleed ka taagan degaanka Dureera oo ka tirsan degmada…