Madaxweynayaasha maamul Goboleedyada Dalka oo ku soo wajahan Muqdisho iyo shirka madasha wadatashiga qaran oo furmaya
(P-P Muqdisho) Waxaa Maanta lagu wadaa in Magaalada Muqdisho ee Caasimada Somalia ay soo gaaraaan Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada dalka. Madaxweynayaasha Maamulada Puntland ,…