Maxaa saaka ka dhacay maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland?
Maxkamadda derejada kowaad ee Ciidamada qalabka sida ee Puntland u qaabilsan gobollada Sool iyo Nugaal ayaa saaka oo Sabti ah la hor-keenay…
Open this website in Safari first.
Maxkamadda derejada kowaad ee Ciidamada qalabka sida ee Puntland u qaabilsan gobollada Sool iyo Nugaal ayaa saaka oo Sabti ah la hor-keenay…
Garoowe (Faallo PP) — Hal sano ayaa u dhammaaday muddo xileedkiisa labaad. Muddo xileedkiisii kowaad wuxuu la kulmay cadaadisyo siyaasadeed kaga imanayay…
Xanuun safmara oo aan weli la aqoonsan ayaa dhawaanahan si deg deg ah ugu faafaya degmada Rako Raaxo oo ka tirsan gobolka…
Shaqaalaha Rayidka ah ee wasaaradaha iyo hay’adaha kala duwan ee Puntland ayaa wajahaya mushaar la’aan wakhti dheer ah tan iyo intii dib…
Koox hubaysan oo degaanka u dhashay ayaa fiidnimadii xalay jartay xargaha Internet-ka shirkadda Isgaarsiinta GOLIS ee degmada Buurtinle oo ka tirsan gobolka…
Ciidamada difaaca dowladda Puntland oo maanta hawlgal qorshaysan ka fuliyay degaannada Lugta Huraanhur iyo togga RAQRAQ ee buuraha Calmiskaad ayaa shaaciyay in…
Maxkamadda derejada kowaad ee degmada Garoowe ayaa maanta la hor-keenay eedaysane, Cabdifitaax Cabdinuur oo loo haysto in uu suuqa INJI ee caasimadda…
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo khudbad ka jeediyay kulan xalay ka qabsoomay magaalada Boosaaso ayaa dhammaan dhalinyarada Puntland ugu baaqay in…
Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland Cabdi Faarax Siciid Juxaa, oo ay weheliyaan mas’uuliyiin ka tirsan golayaasha dowladda ayaa gaaray degaanka Shimbiraale ee degmada…
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo hadal ka jeediyay Kulan xalay ka qabsoomay magaalada Boosaaso ayaa baaq nabadeed ka soo saaray xiisadda colaadeed…