Shacabka Garowe oo talo u diray gabdho Isbitaal dhisaya
Shacabka ku nool magaalo madaxda Puntland ee Garowe ayaa aragtidooda uga dhiibtay barnaamij Idaacada Garowe diirada ku saarayso qorshaha Isbitaal hooyada iyo…
Open this website in Safari first.
Shacabka ku nool magaalo madaxda Puntland ee Garowe ayaa aragtidooda uga dhiibtay barnaamij Idaacada Garowe diirada ku saarayso qorshaha Isbitaal hooyada iyo…
11 ruux ayaa ku geeriyooday weerar ka dhacay degmada Baardheere ee ka tirsan gobolka Gedo,sida laga soo xigtay mas’uuliyiinta deegaanka. Weerarka oo…
Rag hubeeysan oo katirsan Al-Shabaab ayaa weeraro qaraxyo iyo Dagaal Toos ah waxa ay ku qaadeen ilaa labo hotel oo ku dhow…
Magaalada Gaalkacayo gaar ahaan Hotel Al-jaziira waxaa ka qabsoontay xaflad qado sharaf ah oo si weyn loo agaasimay , xafladaas oo salka…
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii uu hoggaaminayey ee hawlaha shaqo u joogey dalka Itoobiya ayaa maanta 25…
Qaraxyo iyo Rasaas Toos ah ayaa iminka ka dhaceeysa Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Somalia. Koox hubeeysan oo loo maleeynayo in ay…
Dangoroyo(Puntland Post)Dadweynaha ku dhaqan tuulooyinka Farxamur, Baarweyn iyo Budunbuto ayaa sheegay in degaanadaas oo ah tuulooyin muhiima laga weeciyey wado dhawaan laga…
Wadada Sodonka oo ka mid ah kuwa ugu caansan magaalada Garowe , Kana mid ah dhabooyinka ugu isticmaalka badan ayay dowlada hoose…
Iska hor imaad u dhexeeya dad shacab ah iyo ciidamo ka tirsan maamulka Somaliland ayaa maanta ka dhacay halka la yiraahdo”Kal-cad” oo…
Qaybtii 1aad. Dr Hashi Herzi Musse (Dr Cawdagle) drcawdgale@gmail.com Qof kasta oo ka mid ah ah Bini aadamka waxaa si dabiici ah…