Xaalada laascaanood oo Dagan Maanta kadib Rabshadihii Shalay Kadhacay
(Puntland Post):- Xaaladda magaalada Laascaanood ayaa degen kaddib rabshado waxyeello dhimasho, dhaawac iyo khsaare maaliyadeed ah geystay oo shalay ka dhacay…
Open this website in Safari first.
(Puntland Post):- Xaaladda magaalada Laascaanood ayaa degen kaddib rabshado waxyeello dhimasho, dhaawac iyo khsaare maaliyadeed ah geystay oo shalay ka dhacay…
Muqdisho(Puntland post)-Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya uu ka furmo Shirka Madasha wadatashiga qaran ee hogaamiyaasha Soomaalida. Shirkaani…
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Sh/hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Duqeeyn culus la la bartilmaameedsaday Fariisin Al-Shabaab ay ku leeyihiin Deegaanka…
Laas-caano (Puntland Post):- Sadex qof ayaa ku dhimatay lix kalena waa ay ku dhaawacmeen iska-hor-imaad dhex Ciidamada Booliska Soomaaliland iyo dad caraysan…
Wasiirka wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska dawlada Puntland Dr. Cali Cabdullaahi Warsame ayaa magaalada Stockholm ee caasimada dalka Sweden uga qaybgalay shirweynaha…
Muqdisho (Puntland Post):- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta galinkii danbe saxiixay sharciga Axsaabta Siyaasada, kaasoo bishii June ee la soo…
Wasaaradda Deegaanka,Ilaalinta Duurjoogta iyo Dalxiiska Puntland ayaa maanta Garowe ku qabatay shirkii ugu danbeeyey oo looga arrinsanayo maareynta siyaasadda daaqa Puntland, Iyadoona…
Kulan xog-waraysi iyo Iftiimin hanaanka iyo Hab-raaca doorashooyinka dadban ee Soomaaliya 2016-ka ayaa maanta lagu qabtay xarunta cilmi baarista iyo horumarinta Puntland…
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 04 September, 2016 baaq ku saabsan wax ka qabashada dhibaatadii ka dhalatay…
Bosaso (Puntland Post):- Taliska Booliska gobolka Bari ayaa howlgal ay sameeyeen Ciidanku magaalada Boosaaso kusoo qabqabtay dad kor u dhaafayey boqol qof.…