Puntland oo walaac xooggan ka muujisay Aqoonsiga NIRA oo dowladda Soomaaliya ku xirtay gargaarkii bini’aadanimo
Dowladda Puntland oo Warsaxaafadeed soo saartay ayaa walaac xooggan ka muujisay wada-hadalladii dhawaan dhexmaray Hay’adda Maareynta Masiibooyinka (SoDMA) iyo hay’adda diiwaangelinta iyo…