Madaxweynaha Puntland oo u dhoofay maanta Muqdisho
Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa safar aan horey loo sii shaacin uga dhoofay magaalada Garowe xilli wararku ay sheegayaan inuu…
Open this website in Safari first.
Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa safar aan horey loo sii shaacin uga dhoofay magaalada Garowe xilli wararku ay sheegayaan inuu…
Guddiga qaban qaabada Doorashadda Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shaaciyay in la bedelay xaruntii lagu qaban lahaa Doorashada oo ahayd dugsiga tababarka ciidamada Booliiska…
Maanta oo Axad ah Taariiqduna ay ku beegantahay 05 Febuary ayaa lagu wadaa in la soo gaba gabeeyo hadal jeedinta musharixiinta madaxweynaha…
Kooxda kubada cagta ee Chelsea ayaa guul muhiim ah ka gaartay kooxda Arsenal oo ay ku soo dhowaysay garoonkeeda Stamford Bridge kulan…
Agaasimaha guud ee Madaxtooyada dowladda Puntland Mudane Deeq Sulaymaan Yuusuf oo magaalada Muqdisho arrimo shaqo u jooga ayaa maanta kulan la qaatay…
Waxaa xalay oo ay taariikhdu ahayd 04/02/2017 ku geeriyooday magaalo madaxda Puntland ee Garowe Alle ha u naxariistee Guure Faarax Jeer oo…
Ra’isul-wasaaraha Ethiopia, Hailemariam Desalegn, ayaa wareysi uu siiyey Universal TV kaga hadlay xaaladaha dalka Somaliya, sida Doorashooyinka, dibu-u-kabshada dalka, ciidamadooda ku sugan…
Mid kamid ah Musharixiinta maanta lagu waday in uu baarlamaanka ka horjeediyo khudbadiisa musharaxnimo ayaa goordhow is casilay. Musharax Eng. Cabdullaahi Cali…
Qaar kamid ah Musharixiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay maanta ay hortagaan oo ay khudbada ka horjeediyaan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.…
Waa maalintii 7aad oo ay xabsi ugu jiraan muwaadiniin Soomaaliyeed saraakiil ajnabi ah oo maamulaysa xerada ciidanka Badda Puntland ku leeyihiin Bosaso…