Qaar kamid ah Musharixiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay maanta ay hortagaan oo ay khudbada ka horjeediyaan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.
8 Musharax ayaa sida Qorshuhu uu yahay ka hor jeedin doono qudbadahooda Baarlamaanka islamarkaasina ay soo bandhigaan barnaamijkooda siyaasadeed oo ay dalka ku dhaqayaan.
Magacyada Xubnaha hadalka jeedinaya maanta
C/naasir Cabdule Maxamed
C/raxmaan C/shakuur Warsame
C/raxmaan Maxamuud Maxamed(Faroole)
C/laahi Cali Axmed(Cadow Cali Gees)
Eng C/laahi Cali Xasan
C/laahi Cilmi Mooge Xirsi
C/qaadir Osoble Cali
Cali xaaji Warsame
Xasan Maxamed Samatar Cowke
Puntland Post Muqdisho