Maanta oo Axad ah Taariiqduna ay ku beegantahay 05 Febuary ayaa lagu wadaa in la soo gaba gabeeyo hadal jeedinta musharixiinta madaxweynaha Soomaaliya.
Sideed Musharax oo ugu dambeeyay ayaa lagu wadaa in Baarlamaanka ay u jeediyaan Barnaamijkooda siyaasadeed oo ay dalka ku maamuli doonaan haddii madaxweyne ay ka noqdaan dalka Soomaaliya.
Magacyada Xubnaha hadalka jeedinaya maanta
1- Cumar C/rashiid Cali Sharmarke
2- Maxamed C/laahi Farmaajo
3- Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan)
4- Dr maxamuud Maxamed Culusow
5- Maxamed Axmed Jabari
6- Maxamed Cali Nuur Ameeriko
7- Maxamed Abdirizak
8- Xaaji Maxamed Yaasiin Ismaacii
Xasan Maxamed samatar Cowke
Puntland Post Muqdisho