Puntlnd oo Maxkamad soo taagaysa Nabadoon Xarago
Puntland ayaa sheegtay in Maxkamad lasoo taagi doono Afhayeenka Nabadoonada Gobolka Bari ee C/qaadir Xarago oo todobaadkaan gudihiisa xabsi ay dhigeen Ciidamada…
Open this website in Safari first.
Puntland ayaa sheegtay in Maxkamad lasoo taagi doono Afhayeenka Nabadoonada Gobolka Bari ee C/qaadir Xarago oo todobaadkaan gudihiisa xabsi ay dhigeen Ciidamada…
Madaxweynaha Puntland Dr C/wali Maxamed Cali Gaas oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa u jawaabay qaar kamid ah…
Maalinta Arbacada ah Taariikhdana ay ku beegan tahay 1/3/2017 waxaa xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho ka furmaya Kalfadhiga kowaad ee mudanayaasha…
Nin Hubeysan ayaa Xalay fiidkii Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka mudug ku dhaawacay Gudoomiyihii maxkamada darajada kowaad ee Gobolka Mudug Cabdiraxmaan Kilwe. Nin ku…
Guddoonka Golaha shacabka ee baarlamanka Soomaliya ayaa shaaciyay in maalinta arbacada ah taariikhdana ay ku beegan tahay 1-bisha March uu furmi doono…
Wararka naga soo gaaraya Isgoyska Ex Control Afgooye ayaa ku waramaya in gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa in uu ku qarxay…
Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen. C/qaadir Shire Faarax (Erag) oo Maanta shir jaraa’id ku qabtey Magaalada Boosaaso ayaa ka hadlay dhacdooyinkii ugu…
Dabkaan ayaa kacay 04:00 Subaxnimo ee xiliga Muqdisho waxaana uu ka kacay Suuqa weyn ee Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho. Dabka ayaa markii…
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble oo Warbaahinta kula hadlayay Magaalada Muqdisho ee uu howlo shaqo u joogo…
Al-shabaab ayaa sheegtay in ay sii wadi doono dagaalka ay ku kala jiraan dowladda federaalka Soomaliya iyo Ciidamada midowga Afrika AMISOM ee…