Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

13 Sano Jir Maskaxda ka Xanuunsan oo Dalbaday in la caawiyo

Bosaso-[Puntland Post] Jaamac Axmed Salaad waxa uu mudo 13 sano ah la dhibataysanaa xanuun dhanka maskaxada ka Asiibay waa wiil… Sii akhri

Posted on May 7, 2017May 7, 2017 by Cabdiqani Boos

Macron iyo Le Pen oo maanta ku kala baxaya Doorashada Madaxtinimada Faransiiska

Posted on May 7, 2017May 7, 2017 by Desk

Shacabka Faransiiska ayaa saaka u dareeray codbixinta wareega ugu danbeeya ee doorashada Madaxtinimada dalkaas oo ah mid aad u adag.… Sii akhri

Sidee dawladnimada looga ilaaliyaa- Gafanayaasha Xaaraanta Ku naaxay!

Posted on May 7, 2017 by Desk

Garowe (PP):- Waxaa inta badan lays weydiiyaa musuqmaasuqa dalka Soomaaliya hareeyey mudooyinkii ugu danbeeyey khaasatan wixii ka danbeeyey burburkii dawladdi… Sii akhri

Mareykanka oo Shaaciyay magaca Askarigii loogu dilay Soomaaliya

Posted on May 7, 2017May 7, 2017 by Cowke

Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay Magaca iyo Gobolka uu kasoo jeeday askarigii Mareykanka ahaa ee dhawaan ku dhintay weerar ay Ciidamada… Sii akhri

Maamulka Hirshabelle oo xiriirka u jartay Dowlada Federaalka

Posted on May 7, 2017May 7, 2017 by Cowke

Maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in ay xiriirka u jareen dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya. Warsaxaafadeed ka soo baxay Hirshabelle ayaa… Sii akhri

Oday 80 jir ah oo Walaashiis oo 82 jir aheyd gowracay

Posted on May 7, 2017May 7, 2017 by Cowke

Wararka ka imaanaya degaanka Doonweyne oo ku yaalla duleedka degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa ku waramaya in Ciidamada… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo kormaaray goobaha lagu keydiyo raashinka CXD

Posted on May 7, 2017May 7, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kormeeray goobaha lagu keydiyo raashinka ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku yaala… Sii akhri

Wasiirka Haweenka Puntland oo Buurtinle u tagtey 13 sano jir la kufsaday

Posted on May 6, 2017May 6, 2017 by Dhiirane

Wasiirka Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Puntland Aniso Cabdulqaadir Xaaji Muumin ayaa ka warbixisay socdaal ay maanta ku tagtey Degmada… Sii akhri

Jaamacadda Bosaso University oo tartan koob u furtay 6 kulliyadood

Posted on May 6, 2017 by Dhiirane

Waxaa xalay ka furmay Garoonka Classic Stadium  Garowe koobka  kubadda cagta Jaamacadda Bosaso faraceeda Garoowe oo ay ka qeyb galayaan… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Agaasime cusub

Posted on May 6, 2017May 6, 2017 by Dhiirane

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo maanta ka dhoofay magaalada Gaalkacyo ayaa  u magacaabay Agaasimaha guud ee wakaalada Wararka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close