Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Farmaajo oo ku Wajahan Degmada Afgooye

Wafdi uu hogaaminaayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/lahi Maxamed(Farmaajo) ayaa ku wajahan Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha hoose. Mas’uuliyiin ka tirsan… Sii akhri

Posted on May 8, 2017May 8, 2017 by Cowke

Akhriso:-Waa Nin Caynkee Ah Madaxweynaha Cusub ee Dalka Faransiisku?

Posted on May 8, 2017 by Cowke

Ka dib markii lagu dhawaaqay natiijada tartankii loogu jiray qasriga Elesy ee Madaxtooyada Dalka faransiiska oo uu 65% ku guulaystay… Sii akhri

Wasiir Qarjab: “Dadka Kufsiga geysta hadii la waayo Aabayaashood ayaa la xiri doonaa”

Posted on May 8, 2017May 8, 2017 by Cowke

Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) ayaa sheeg in Puntland aanay u dul qaadan doonin dhibaatooyinka kufsiga ah ee… Sii akhri

Yuusuf Garaad:- “Isbeddello ayaa lagu sameyn doonaa Ururka Midowga Afrika”

Posted on May 8, 2017May 8, 2017 by Cowke

Wasiirka Arrimaha Dibada Xukuumadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar  ayaa magaalada Kigali ee dalka Rwanda kaga qeyb galay shir ay Wasiirrada… Sii akhri

Macron oo ku guulaystay Doorashadii madaxtinimada Faransiiska

Posted on May 8, 2017May 8, 2017 by Desk

Emmanuel Macron ayaa ku guulaystay doorashadii madaxtinimada dalka Faransiiska, ka dib markii uu helay 65.5% codadkii la dhiibtay, halka musharaxadii… Sii akhri

Eng Camey iyo Madax ka tirsan Qaramada Midoobay oo kawada hadlay Maxaabiis Al-shabaab ah oo ku xiran Puntland

Posted on May 7, 2017May 7, 2017 by dalsan

Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland ahna ku simaha Madaxweynaha Eng Abdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey ayaa maanta 07 May 2017 kulan… Sii akhri

Dowlada Federaalka oo ku dhowaaqday in Madaxii Al-Shabaab ee Shabeelaha Hoose la dilay

Posted on May 7, 2017May 7, 2017 by Desk

Dowlada Federaal Soomaaliya ayaa sheegtay in 5-tii May 2017 ay Ciidanka Xooga Dalka dileen Hoggaamiyihii Al-Shabaab  Shabeelaha Hoose Macalin Cismaan… Sii akhri

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Puntland oo 11 Eedaysane Xoriyadoodii dib ugu celisay

Posted on May 7, 2017May 7, 2017 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post] Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Puntland gaar ahaan maxkamada shanta gobol Bari, Karkaar, Sanaag, Haylaan iyo Gardafuu ayaa… Sii akhri

Digreeto: Madaxweynaha Puntland oo Agaasime Cusub u magacaabay Hay’adda Ladagaalanka AIDS Puntland (PAC)

Posted on May 7, 2017May 7, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiis kiisa ka soo saaray digreeto xeer Madaxweyne Lr.49, kuna saabsan… Sii akhri

13 Sano Jir Maskaxda ka Xanuunsan oo Dalbaday in la caawiyo

Posted on May 7, 2017May 7, 2017 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post] Jaamac Axmed Salaad waxa uu mudo 13 sano ah la dhibataysanaa xanuun dhanka maskaxada ka Asiibay waa wiil… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close