Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweynaha Puntland oo Shaaciyey in maalinimada Berrito Ciidtahay, Hanbalyona Udiray Ummaada Muslimka ah

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa 24 June 2017 shaaciyey in maalinimada berrito 25 June 2017… Sii akhri

Posted on June 24, 2017June 25, 2017 by Dhiirane

Gobolka Bari dagaal galabta dhex marey Shacab careysan iyo Ururka Daacish

Posted on June 24, 2017June 24, 2017 by Dhiirane

Warar madax banaan oo ay ka helayso Warbaahinta PUNTLAND POST deegaano ka tirsan Gobolka Bari ayaa sheegaya dagaal khasaare dhaliyay… Sii akhri

qaar kamid ah Wadamada Islaamka oo ku dhawaaqay in ay bari ciid tahay

Posted on June 24, 2017June 24, 2017 by Cowke

Qaar Kamid ah wadamada Islaamka ayaa ku dhawaaqay in ay bari tahay maalinta 1-aad ee ciidul fidriga islamarkaasina laga arkay… Sii akhri

Qadar oo diiday dalabkii xulufada Sacuudiga

Posted on June 24, 2017June 24, 2017 by Liban Yusuf

Dowladda Qadar ayaa ku gacan saadhay dalab ka koobnaa 13 qodob oo ka yimid xulufada Sacuudiga, kaas oo shuruud looga… Sii akhri

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Uganda oo ka wada hadlay arrimo muhiim ah

Posted on June 24, 2017June 24, 2017 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Kaguta Museveni ayaa xalay kulan ku… Sii akhri

Mareykanka oo Liiska Argagixisada Ka Saaray Afhayeenkii Al-Shabaab

Posted on June 24, 2017 by Cowke

Mareykanka ayaa liiska Argagixisada ka saaray Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo ka mid ahaa Saraakiisha sar sare ee Al-Shabaab,… Sii akhri

Soomaaliya oo lacago badan loogu yaboohay Shirka Uganada

Posted on June 24, 2017 by Cowke

Qaar kamid ah dalalkii ka qeyb galay Shirkii isgarab taagga Uganda ee Qaxootiga oo ay shir guddoominayeen Madaxweynaha Uganda iyo… Sii akhri

Howlgalka Mareykanka ee Somalia oo u Guuraya Muqdisho

Posted on June 24, 2017 by Cowke

Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa sheegay in Mareykanka uu mar kale howl-gal diblomaasiyeed oo rasmi ah ku yeelan… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo baaq u diray dalalka martigeliya Qaxootiga

Posted on June 23, 2017June 23, 2017 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo kamid ahaa madaxda ka qeybgashay Shirka Isgarab-taagga Uganda ee Qaxootiga, ayaa… Sii akhri

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somalia oo lagu soo dhaweeyay Garowe

Posted on June 23, 2017 by Dhiirane

Waxaa maanta lagu dhaweeyay magaalada Garowe Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dib u heshiisiinta Dowlada Federalka Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid (Juxa)… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close