Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dowladda Itoobiya oo Ciidamo tiro badan ku soo daabushay gudaha Soomaaliya

Ciidamo tiro badan oo ka tirsan Militariga Itoobiya, kuwaasi oo ku wajahan qaar kamid ah Gobollada Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya… Sii akhri

Posted on March 8, 2025March 8, 2025 by News Office

Maamulka SSC-khaatumo oo Somaliland ku eedeeyay in ay Weerar ku soo qaaday Ciidamadooda fadhiya Jiidda Buqdharkayn

Posted on March 7, 2025 by News Office

Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Amniga Maamulka SSC-khaatumo ayaa lagu sheegay in Maamulka Somaliland uu Maanta oo Jimce ah Weerar… Sii akhri

Puntland: Liiskooda waan haynaa waana soo qabanaynaa dadka xiriirka la leh Argagixisada Daacish

Posted on March 7, 2025March 7, 2025 by News Office

Taliska Ciidanka Booliska Puntland oo War soo saaray ayaa sheegay in ay hayaan liiska dhammaan dadka Xiriirka la leh Argagixisada… Sii akhri

Hay’adaha Caalamiga ah ee ka hawlgala Puntland oo fasaxay shaqaalihii ugu badnaa kaddib markii ay soo foodsaartay dhaqaale-xumo

Posted on March 7, 2025March 7, 2025 by News Office

In ka badan 500 oo qof oo isugu jira  shaqaale-sare, hawl-wadeeno, shaqaale hoose, gadiidley iyo xirfadlayaal kala duwan ayaa tan… Sii akhri

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo soo saaray go’aanno culus oo ku saabsan Sugidda Amniga

Posted on March 6, 2025March 6, 2025 by News Office

Shirkii Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu Khamiista maanta ah guddoominayey Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha, Saalax… Sii akhri

Colaad beeleed oo ka aloosan miyiga u dhexeeya degaannada Towfiiq iyo Afbarwaaqo ee bariga gobolka Mudug

Posted on March 6, 2025 by News Office

Colaad u dhexaysa laba beelood ayaa maalmahan ka taagan degaanka Buq-qallooc oo u dhaw degmada Towfiiq ee bariga gobolka Mudug… Sii akhri

Madaxweynaha Faransiiska oo dalalka Yurub ugu baaqay diyaar-garowga in ay iska difaacaan dowladda Ruushka

Posted on March 6, 2025 by News Office

Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron ayaa xalay u jeediyay dadweynaha Faransiiska iyo Yurub khudbad laga sii daayay telefishinnada oo uu ku… Sii akhri

Xukuumadda Puntland oo bulshada uga digtay in aysan ka hordhicin baaritaannada kiisaska ku saabsan Argagixisada

Posted on March 5, 2025March 5, 2025 by News Office

Wasaaradda Warfaafinta Puntland oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa si adag uga digtay bulshada reer Puntland in aysan ka hordhicin natiijada… Sii akhri

Bulshada degaannada Xabley iyo Tasjiic ee gobolka Bari oo si weyn u garab istaagay ciidamada difaaca Puntland

Posted on March 5, 2025 by News Office

Dadka degaannada Tasjiic iyo Xabley ee gobolka Bari oo is xilqaamay ayaa taageero xooggan u muujiyay ciidamada difaaca Puntland ee… Sii akhri

US Embassy Warns of Imminent Terror Threats in Mogadishu

Posted on March 5, 2025March 5, 2025 by cph

Mogadishu (PP News Desk) — The US State Department has issued travel warnings about Somalia following reports that Al-shabaab attacked… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close