Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Maamulka Qandala oo baaq u diray Puntland

Bosaso- [Puntland Post] Taliyaha Saldhiga Degmada Qandala ee Gobalka Bari oo la hadalay qaar kamid ah warabahainta ayaa sheegay in… Sii akhri

Posted on June 28, 2017June 28, 2017 by Cabdiqani Boos

Faah faahin:- Qarax khasaare geystay oo ka dhacay G/Waqooyi Bari Kenya

Posted on June 28, 2017June 28, 2017 by Cabdiqani Boos

Kenya-[Puntland Post] Inta la ogyahay 8 Qof oo iskugu jira Arday iyo Ciidan Kenyana ayaa ku dhintay, ka dib Qarax… Sii akhri

Garowe oo laga dhisayo wadooyin laamiya “DAAWO WAREYSI”

Posted on June 27, 2017June 27, 2017 by Dhiirane

Duqa magaalada Garowe Xasan Maxamed Ciise (Xasan Goodir) iyo Xildhibaano ka tirsan Gollaha Deegaanka Degmada Garowe sida Xildhibaan Siciid Cabdisalaan… Sii akhri

Wasiiru dowlaha Warfaafinta Puntland oo ka hor-yimid Xeerka Isgaarsiinta Soomaaliya.

Posted on June 27, 2017June 27, 2017 by Desk

Wasiiru dowlaha Warfaafinta,Isgaarsiinta, hiddaha iyo dhaqanka Puntland Dr. C.Fitaax Nuur Axmed (Ashkir) ayaa shir Saxaafadeed oo uu maanta ku qabtay… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo ka qayb galay Xafladda Qalin Jebinta Ardayda Dugsida Sare ee Gambool Garowe

Posted on June 27, 2017June 27, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 27 June 2017 ka qayb galay xafladda qalin jebinta ardayda… Sii akhri

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo gaaray Degmada Eyl

Posted on June 27, 2017June 27, 2017 by Liban Yusuf

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta dowladda federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid (Juxa) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Hambalyo u diray Jamhuuriyadda Jabuuti

Posted on June 27, 2017June 27, 2017 by dalsan

Dib-U-Heshiisiinta: Al-SHabaab in wada hadal toos ah lala galo maxaa diidaya?!..

Posted on June 27, 2017June 27, 2017 by Desk

[Al-SHabaab waa koox Soomaaliyeed oo hubaysan, waxaadna moodaa in la go’doomiyay oo albaabka loo furay oo ay ka bixi karaan uu yahay oo keliya dagaal… Sii akhri

Howgalka Midowga Yurub oo ka hadlay Markab Dagaal oo Dab ku qabsaday Xeebaha Soomaliya

Posted on June 27, 2017June 28, 2017 by Cabdiqani Boos

[Puntland Post] Midowga Yurub ayaa waxaba kama jiran ku tilmaamay in mid ka mid ah maraakiibtooda dagaalka uu dab qabsaday… Sii akhri

Markab Dagaal oo ku qarxay Xeebta Degmada Caluula ee Puntland

Posted on June 27, 2017June 27, 2017 by Cabdiqani Boos

Bosaso[ Puntland Post] Wararka ka imaanaya Xeebaha degmada Caluula ee Gobolka Gardafuu ee Puntland ayaa sheegaya in qarax weyn laga… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close