Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

HRW: Al-shabaab waxay Qafaal, Gubid iyo Dhac u geysteen dad ku nool Shabeellaha hoose

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan xuquuqul Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa maanta warbixin ay soo saartay ku sheegtay in… Sii akhri

Posted on July 27, 2017July 27, 2017 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland oo Garoowe kulan kula yeeshay Guddiga Dhismaha Waddada Ceeldaahir-Ceerigaabo

Posted on July 27, 2017July 27, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta  27 July 2017 kulan kula  yeeshay qasriga Madaxtooyada Garoowe guddiga… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Shir Gudoomiyay shir Deg Deg ah oo looga hadlayay Amniga

Posted on July 27, 2017July 27, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa xalay Muqdisho ku Shir Gudoomiyay shir deg deg ah… Sii akhri

QM:- “Sacuudiga ayaa ka dambeeyey Soomaalidii lagu laayey Xeebaha Yemen”

Posted on July 27, 2017July 27, 2017 by Cowke

Qaramada Midoobey waxay ku eedaysay Sacuudiga iyo xulufadiisa inay ka danbeeyeen weerarkii lagu dilay 42 Soomaali ah kuwaasi oo ku… Sii akhri

Ururka Caalamiga ah ee Lions oo Raashin Qaybin Ka Samayey Gobolka Bari.

Posted on July 27, 2017July 27, 2017 by Cabdiqani Boos

Bosaso[Puntland Post]Ururka Lions Club Bosaaso oo wakiil ka ah Urur weynaha Caalamiga ah ee Lions Club International Foundation ayaa raashin… Sii akhri

Baarlamaanka Puntland oo xasaanada siiyey Caaqil Shuuqe

Posted on July 26, 2017 by Dhiirane

Baarlamaanka Dowladda Puntland oo wali uu usocdo Kal fadhigii 39-aad ayaa maanta cod gacantaaga  xasaanada ku siiyey Caaqil Cabdiraxmaan Diiriye… Sii akhri

Dr Faroole oo jawaab kulul ka baxshay in la furo Dastuurka PUNTLAND

Posted on July 26, 2017July 26, 2017 by Dhiirane

Madaxweynihii horre ee Dowlada Puntland Ahna Xildhibaan ka tirsan Aqalka sare ee dalka Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Faroole oo gacanta ku… Sii akhri

Puntland oo abaalmarisay ardeydii u sareysay Imtixaamka shahaadiga

Posted on July 26, 2017July 26, 2017 by Dhiirane

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sarre Dowlada Puntland ayaa maanta waxay abaalmarino gudoonsiisay 10-ka arday ee ugu sareeyey imtixaankii fasalka afraad… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo xariga ka jaray dhisme cusub Wasaaradda Maaliyadda.

Posted on July 26, 2017July 26, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 26 July 2017 xadhiga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda… Sii akhri

Maamulka Degmada Qardho oo Go,aamo ka soo saray Dhulka Dadweynaha

Posted on July 26, 2017July 26, 2017 by Cabdiqani Boos

Qardho-[Puntland Post] Maamulka Degmada Qardho ee xarunta Gobalka Karkaar ee Puntland ayaa go,aamo ka soo saaray dhulka Dadweynaha, kadib markii… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close