Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Salaad Cali Jeelle” Dadku ha is Dajiyaan Dowladana Yaanay Mucaaradin Qalbi Dhagaxna Cadaalad Ha helo”

Siyaasiga Salaad Cali Jelle oo kamid ah siyaasiinta Muqdisho ahaana musharax Madaxweyne xilal kala duwan ka soo qabtay dowladihii dalka… Sii akhri

Posted on September 3, 2017September 3, 2017 by Cowke

Al-Shabaab oo weeraro Qaraxyo iyo Dagaal toos ah ku qaaday duleedka Kismaayo

Posted on September 3, 2017September 3, 2017 by Cowke

Wararka saaka naga soo gaaraya deegaanka la yiraahdo Buulo Gaduud oo dhaca duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose… Sii akhri

Dowlada Soomaaliya oo lagu wado in ay ka hadasho maanta Arinta Qalbi Dhagax

Posted on September 3, 2017September 3, 2017 by Cowke

Warar lagu kalsoonaan karo oo goordhow ku soo dhacay Warqabadka Warbaahinta PUNTLAND POST ee Muqdisho ayaa sheegaya in dowlada Soomaaliya… Sii akhri

Wasiir Yuusuf Garaad oo Amar dul dhigay Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibada

Posted on September 3, 2017September 3, 2017 by Cowke

Qoraal kasoo baxay wasaaradda Arrimaha Dibada Xukuumadda Soomaiya ayaa lagu amray Madaxda & Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha dibadda in aysan la… Sii akhri

Tartan lagu maamuusayay ilaalinta Xuquuqda Qoxootiga oo Qardho lagu qabtay

Posted on September 3, 2017September 3, 2017 by Cabdiqani Boos

Haya’adda Kaalo ayaa labo kooxood oo kala matalayey Dadka Qoxootiga Ee ku dhaqan Qardho iyo koox deegaanka ka dhisan u… Sii akhri

Hay,adda Somali Relief Network of North America oo 100 neef oo Udxiya u bireysay qoysas danyar ah

Posted on September 3, 2017September 9, 2017 by Dhiirane

Hay,adda SOMALI RELIEF NETWORK OF NORTH AMERICA oo uu madax ka yahay Dr Aadan Ciise Maxamed (Gaadaale) ayaa 400 oo… Sii akhri

Madaxweyne ku Xigeenada Puntland iyo Gal-Mudug oo Gaaray Gaal-kacyo

Posted on September 2, 2017 by Cowke

Madaxweyne ku Xigeenada Puntland iyo Gal-Mudug ee Eng Cabdi Xakiin Xaaji Cumar Cameey iyo Maxamed Xaashi Carabeey ayaa maanta gaaray… Sii akhri

Dab Qasaare Hantiyadeed Geeystay oo Goordhow Ka Kacay Suuq Bacaad

Posted on September 2, 2017September 2, 2017 by Cowke

Dab Xoogan oo Qasaare Geeystay Ayaa Goordhow oo Caawa ah waxa uu ka kacay Suuqa labaad ee ugu weeyn Soomaaliya… Sii akhri

Gudoomiyihii Al-Shabaab ugu Magacaawnaa Jubooyinka oo Duqeeyn lagu Dilay

Posted on September 2, 2017September 2, 2017 by Cowke

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeyn diyaaradaha Dowladda mareykanka ay ka fuliyeen saldhig dagaalyahanada Al-shabaab ay ku lahaayeen inta… Sii akhri

Howlgal Muraayadaha Madow Gawaarida Looga Fiiqayay Oo Laga Sameeyay Hargeysa

Posted on September 2, 2017 by Cabdiqani Boos

Hargeysa[Puntland Post]-Howlgalkaan oo ayaa  sameynayay Ciidamada Booliiska Maamulka Soomaaliland ee ku sugan Magaalada Hargeysa,ayaa lagu fiiqayay Muraayadaha Madoow Gadiidka. Taliye… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close