Ra’iisul wasaare Kheyre oo ku wajahan Magaaladda New York
Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ku wajahan magaalada New York ee dalka Mareykanka. Ra’iisul…
Open this website in Safari first.
Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ku wajahan magaalada New York ee dalka Mareykanka. Ra’iisul…
Cabdi yare Dhoodaan Maxamed Guuleed oo kamid ahaa bulshada magaaladda Dhuuso-mareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa meydkiisa oo geed ka lulanaya waxaa laga…
Waasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadatashi ah la yeelatay Guddiga Kor-joogteynta Dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Guddiga…
Dowlada hoose ee Degmada Dongoroyo Gobolka Nugaal ayaa maanta bilowday olole lagu-la dagaalamayo bacda iyo guud ahaan qashinka daadsan hareeraha magaalada iyo…
Bosaso-[Puntland Post]-Degmada Carmo ee Gobalka Bari ayaa maanta waxa lagu soo gaba gabeeyey kulan looga tashanayey si dii loo soo af jari…
Muqdisho (PP) ─ Kooxo hubeysan ayaa goor-dhaw ku weeraray Muqdisho gaari uu la socday Taliyaha Nabadsugida Degmada Kaxda ee Muqdisho xilli uu…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 17 September 2017 ku daah-furay magaalada Boosaaso mashruuca caafimaadka aasaasiga ah ee…
Bosaso-[Puntland Post] Ciidamada Booliska ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen fuustooyin ay ka buuxeen…
Qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa ka hadlay arinta la xariirta hanaanka loo qaybinayo raashinka mucaawinadaa ee loogu deeqay Galmudug taa…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub ee Dowlad Gobolleedka Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdi Awaare.…