Madaxweyne Farmaajo oo la Kulmay Dhigiisa Uganda Yoweri Museveni
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku jooga dalka Uganda, ayaa la kulmay dhiggiisa dalkaas… Sii akhri
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku jooga dalka Uganda, ayaa la kulmay dhiggiisa dalkaas… Sii akhri
Magaaladda Jowhar ee Caasimadda Hir-shabeelle waxaa maanta lagu caleema-saarayaa madaxweynaha maamulkaas Maxamed Cabdi Waare. Xafladda caleema-saarka oo dhowr jeer dib… Sii akhri
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda. Waxaa garoonka Diyaaradaha ku… Sii akhri
Ugu yaraan 10 ruux oo dhammaantood shacab ah ayaa dhintay,kadib markii qarax miino uu la kacay gaari ay saarnaayeen oo… Sii akhri
New York (PP) ─ Hay’ada Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa si rasmi ah uga laabatay Go’aankii ay dhawaan u magacowday… Sii akhri
Cadaado (PP) ─ Madaxweynaha Maamulka Galmudug, Axmed Ducaale Geelle [Xaaf] ayaa xaqiijiyay inay soo gaartay martiqaad uu Madaxweyne Farmaajo u… Sii akhri
Wasiirka Horumarinta iyo Dib u dhiska Puntland ayaa shil gaari ku galay duleedka magaalada Garowe, waxaana wararku sheegayaan inay wanaagsan… Sii akhri
Waxaa magaalada Garowe habeenimadii xalay ka dhacay shaqaaqo dhex martay masuuliyiin katirsan Dawlada Puntland siiba laamaha amaanka , shaqaaqadan ayaa… Sii akhri
Wararka naga soo gaaraya Deegaan qiyaastii 11 KM u jira Degmada Balcad ee Gobolka Sh Dhexe ayaa sheegaya in halkaasi… Sii akhri
Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya Magaaladda Muqdisho. Kulanka maanta waxaa shir gudoomin doona… Sii akhri