Waxaa goordhow Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya lagu soo gaba gabeeyay shirkii u dhaxeeyay madaxda Maamul Goboleedyada iyo dowlada Dhexe ee dalka.
Shirkaan oo muddo 10 Cisho ah ku dhowaad ka socday magaalada Muqdisho ayaa ugu dambeeyntii laga soo saaray War-Murtiyeed ay madaxdu ku heshiiyeen.
Hoos ka Aqriso War Murtiyeedka shirka ka soo baxay.
Xasan Maxamed Samatar Cowke
Puntland Post Muqdisho