Kolonyadda UN-ka oo maanta labo qof ku jiirey Garowe
Shil sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ka dhacay garoonka diyaaradaha magaalada Garowe ee Konoco ka dib markay jiireen gaari yar oo…
Open this website in Safari first.
Shil sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ka dhacay garoonka diyaaradaha magaalada Garowe ee Konoco ka dib markay jiireen gaari yar oo…
Shir ku saabsan wada hadalada bulshadda qaybeheeda kala duwan sida laamaha aminga,gudoomiyaasha xaafadaha,barakacayaasha,wasaarada haweenka iyo arimaha qoyska ayaa maanta lagu qabtay maagaalada…
Waxaa Goordhow Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ka dhacay Qarax gaarigiisa loogu xiray masuul katirsan Wasaarada Caafimaadka xukuumada Soomaaliya. Masuulkaan oo magaciisa…
BOSASO-[Puntland Post] Hay’adda Rapewatach International oo fadhigeedu yahay Somalia, isla markaana u dood-da xuquuqda Haweenka iyo Caruurta loo gaysto tacdiyada ka dhanka…
Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Warfaafinta Somalia ayaa warbixin kooban oo ku aaddan horumarka warbaahinta dalka u gudbiyey hay’adaha QM, gaar ahaan saraakiishooda…
Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) oo booqday Xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaliya ayaa sheegay in uu bilowday dagaalka dowladiisa ay ku qaadayso…
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa oo ay taariikhdu tahay 07 Nov 2017 DFS ku wareejiyey gurmadka dawladda…
Wararka laga helayo Degmada Xaafuun ee Gobolka Karkaar ayaa sheegaya inay halkaas shalay gaareen ku dhawaad 10 qof oo ah ajaaniib u…
Frensisco Madera Safiirka Midoowga Afrika ee Arimaha Soomaaliya oo Wariyaasha kula hadlay xarunta Xalane ee ciidamada AMISOM ayaa ka hadlay Arimo kala…
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khader) ayaa si wayn loogu soo dhaweeyay magaalada Sharma el-Sheekh ee dalka…