Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Kenya oo sheegay inay Awoodi waayeen inay go’aan…

Nairobi (PP) ─ Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Kenya, David Maraga ayaa sheegay in Maxkamaddu aysan go’aan ka gaari karin… Sii akhri

Posted on October 25, 2017October 25, 2017 by PP-Muqdisho

Madaxweynaha Puntland oo Qado Sharaf u sameeyey Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka DFS.

Posted on October 25, 2017October 25, 2017 by dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 25 October 2017 qado sharaf u sameeyey guddoonka labada Aqal… Sii akhri

Puntland oo deeq waxbarasho u dirtey tiradii ugu badneyd oo Ardey ah

Posted on October 25, 2017October 25, 2017 by Dhiirane

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sarre ee PUNTLAND ayaa galabta munaasabad balaaran oo ka dhacday Garowe ku shaacisay deeq waxbarasho middii… Sii akhri

Akhriso: Khudbaddii Madaxweyne Gaas ee Furiyaanka Kal-fadhiga 40 aad ee Baarlamanka Puntland.

Posted on October 25, 2017October 25, 2017 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiweli Maxammed cali ayaa Maanta si rasmi ah u furay kal-fadhiga 40 aad ee  Golaha Wakiilada Puntland… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo furay Kalfadhiga 40-aad ee Golaha Wakiilada Puntland.

Posted on October 25, 2017October 25, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 25 October 2017 waxa uu furay… Sii akhri

AMISOM oo beenisay inay dad badan ku dileen inta u dhexeysa Muqdisho iyo Afgooye

Posted on October 25, 2017October 25, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Afhayeenka ciidanka AMISOM Wilson Rono ayaa beeniyay warar sheegaya in Ciidammadoodu ay dad fara badan ku laayeen… Sii akhri

FARMAAJO: Si aysan u soo noqon musiibadii Zope Waa inaan Wadajir Dalka u Difaacano

Posted on October 25, 2017October 25, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa sheegay in… Sii akhri

DF oo boqolaal ciidamo ah ku daabushay Qaybo ka mid ah Gobolka Shabeellaha Hoose

Posted on October 25, 2017October 25, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Tiro ku dhaw 1000 askari oo ka tirsan Millateriga dalka oo aad u qabalabeysan ayaa la sheegay… Sii akhri

Hay,adda SFS oo tababar u furtay qaar ka mid ah degmooyinka Puntland

Posted on October 25, 2017 by Dhiirane

Waxaa maanta ka furmay magaalada Garowe tababar ku saabsan canshuuraha iyo dhakhliga degmooyinka la isku yiraahdo Group C oo ka… Sii akhri

Robert Mugabe oo si jees jees ah u sheegay inuusan Aqbali lahayn Safiirnimadii WHO

Posted on October 25, 2017 by PP-Muqdisho

Harare (PP) ─ Madaxweynaha Dalka Zimbabwe, Robert Mugabe ayaa la sheegay inaanu aqbali lahayn jagada safiir-sharafeedka hay’adda WHO ee caafimaadka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close