In ka badan 80 xubnood oo Al-shabaab laga dilay
Militeriga Maraykanka ayaa sabtida maanta shaaciyey in xubno ka tirsan mintidiinta Al-shabaab ay ku dileen duqeyn cusub oo diyaaradahooda drone-ka ay ka…
Open this website in Safari first.
Militeriga Maraykanka ayaa sabtida maanta shaaciyey in xubno ka tirsan mintidiinta Al-shabaab ay ku dileen duqeyn cusub oo diyaaradahooda drone-ka ay ka…
Muqdisho (PP) ─ Hay’adda Qoxootiga Adduunka ee UNCHR ayaa si rasmi ah u shaacisay in qoxooti Somaaliyeed oo tiradoodu gaarayso 108,498 ay…
Digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Xeer Madaxweyne Lr- 134 November 11 2017 ayaa loogu magacaabay…
Hogaamiyihii hore ee kooxda Xisbul- Islaam Sh. Xasan Daahir Aweys ayaa soo diray fariin maqal ah oo uu kaga hadlayo xaaladaha dalka…
Madaxwenaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, Mas’uuliyiin ka tirsan Goleyaasha shacabka, Aqalka sare, Golaha Wasiirada, Maamulka Gobolka…
Dowlada Jabuuti ee ciidamadoodu ay qeybta ka yihiin ciidanka nabad ilaalinta midowga Afrika ee Amisom ayaa waxa ay ku dhawaaqday in ciidan…
Wararka ka imaanaya wadada xiriirisa degmooyinka Balcad iyo Afgooye ayaa sheegaya in weerar dhabagal ah loo dhigay ciidamo Mareykan ah iyo Askar…
Booliiska magaalada Toulouse Koonfurta dalka France ayaa sheegay in ugu yaraan saddex arday ay dhaawacmeen,kadib markii nin si ula kac ah gaari…
Kampala (PP) ─ Warbixin uu baahiyay taliska millateriga Uganda, ayaa lagu taageeray hawl-galka Somalia looga dul-qaadayo Al-shabaab, kaasoo ay dhawaan ku dhawaaqay…