Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxwayne Ku-xigeenka Puntland oo Munaasabad sagootin ah u sameeyey ku-xigeenka Madaxa UNDP Soomaaliya

Madaxwayne Ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camay ayaa caawa oo ay taariikhdu Tahay 05 Nov 2017 waxa… Sii akhri

Posted on November 6, 2017November 6, 2017 by dalsan

Turkiga oo sharaxaad ka bixiyay Ujeedada uu Saldhiga Millateri uga Hir-geliyay Muqdisho

Posted on November 5, 2017November 5, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Warbixin lagu soo daabacay Wargeyska Daily Sahab ee kasoo baxa Turkiga, ayaa looga hadlay furitaanka saldhigga cusub… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay shirkii Wada tashiga Madaxda Qaranka

Posted on November 5, 2017November 5, 2017 by dalsan

Madaxweyna dawladda Puntland ahna Guddomiya madasha wada tashiga dawladdaha xubnaha ka ah DFS Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa isagoo… Sii akhri

Madaxweynihii Jamhuuriga ahaa ee Mareykanka oo sheegay inuu u u codeeyay Clinton

Posted on November 5, 2017November 5, 2017 by PP-Muqdisho

Washington (PP) ─ Madaxwaynihii hore ee Mareykankan, George Bush oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga ayaa shaaca ka qaaday inuu u… Sii akhri

Aqalka Sare ee Baarlamaanka oo Ansixiyay Qodob u Ogolaanaya inuu Qayb ka noqdo…

Posted on November 5, 2017November 5, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somalia ayaa maanta ka dooday ajande cusub oo lagu soo daray xeer-hoosaadkooda, kaasoo… Sii akhri

WAR-MURTIYEED: Shirkii Madaxda Dowlada iyo Maamul Goboleedyada oo la soo gaba gabeeyay

Posted on November 5, 2017November 5, 2017 by Cowke

Waxaa goordhow Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya lagu soo gaba gabeeyay shirkii u dhaxeeyay madaxda Maamul Goboleedyada iyo dowlada Dhexe… Sii akhri

Koonfur Galbeed oo hanjbaad u dirtay siyaasiin Mooshin ka wada Madaxweyne Shariif Xasan

Posted on November 5, 2017November 5, 2017 by Cowke

Xili siyaasiin Mooshin ka wada madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ay gaareen magaalada Baydhabo islamarkaasina uu cirka isku sii shareeray mooshinka… Sii akhri

Madaxweynaha Hirshabelle oo kulan la qaatay xildhibaanada DF ku Matala Hirshabelle

Posted on November 5, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha maamulka Hirsahebelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xalay kulan casho sharaf ah kula qaatay Muqdisho xildhibaannada Aqalka… Sii akhri

War murtiyeedka Shirka Wadatashiga Warbaahinta Heer Federaal, Dowlad Goboleedyada iyo Bahda Warbaahinta

Posted on November 5, 2017 by Liban Yusuf

Kulan Wadatashi ah oo looga hadlayay iskaashiga, mideynta iyo horumarinta warbaahinta dalka, ayaa Madaxda Wasaaradaha Warfaafinta ee Dowladda Federaalka, Dowladaha… Sii akhri

AMISOM “Amaanka dalka waxaan ku wareejineeynaa Ciidamada Soomaalida ah”

Posted on November 5, 2017November 5, 2017 by Cowke

Howlgalka Midowga Afrika AMISOM ee Soomaliya ayaa sheegay in ay u diyaar garoobayaan sidii Ciidamadda Xoogga dalka Soomaliyeed ay ugu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close