Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo la kulmay Madaxwaynaha Masar

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khader) ayaa si wayn loogu soo dhaweeyay magaalada Sharma el-Sheekh… Sii akhri

Posted on November 7, 2017November 7, 2017 by Cowke

Al-Shabaab oo weerar ku qaaday Kolonyo Ciidamada Kenya ah

Posted on November 7, 2017November 7, 2017 by Cowke

Wararka ka imaanaya Gobolka Woqooyi bari ee dalka Kenya ayaa ku waramaya in Qarax Miino oo dhulka lagu aasay in… Sii akhri

Ganacsatada Muqdisho oo sheegay in Dowlada Soomaaliya ay kordhisay Canshuuraha

Posted on November 7, 2017November 7, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ganacsatada alaabaha kala soo daga Dekedda Muqdisho ayaa sheegay in lagu kordhiyay lacagihii laga qaadi jiray, iyagoo… Sii akhri

PDRC oo lagu abaalmariyey Xulka Kubbadda Koleyga Puntland

Posted on November 7, 2017November 7, 2017 by Dhiirane

Wasaaradda Ciyaaraha Puntland ayaa shahaado sharaf  loogu aqoonsadey doorkey ka qaadatey ciyaaraha iyo dhiirigalinta dhalinyarada gudoonsiisay Hay,adda Cilmi Baarista Puntland… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo ka qayb galay Kal-fadhiga 2-aad ee Baarlamaanka Aqalka Sare ee DFS

Posted on November 6, 2017November 7, 2017 by dalsan

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 06 Nov 2017 magaalada Muqdisho kaga qayb galay kalfadhiga 2-aad… Sii akhri

Al-shabaab oo Degmada Bu’aale ku toogatay Rag ay ku sheegeen inay ahaayeen Basaasiin

Posted on November 6, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Kooxda Al-shabaab ayaa Magaalada Buu’aale ee Gobolka Jubbada Dhexe maanta ku toogtay Afar Rag ah oo ay… Sii akhri

Ciidamada Badda Puntland oo beeniyey in Askari ka tirsan uu ka danbeeyay fal lagu dhaawacay Gabar 15 jir ah

Posted on November 6, 2017November 6, 2017 by Cabdiqani Boos

BOSASO-[Puntland Post] Taliyaha Ciidamada ilaalada Xeebaha Puntland Admiraal Cabdirsaaq Diiriye Faarax Ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar been abuur… Sii akhri

Wasiir ka tirsan Xukuumadda Somaliland oo Is-casilay

Posted on November 6, 2017November 6, 2017 by PP-Muqdisho

Hargeysa (PP) ─ Wasiirkii Shaqadda iyo Arrimaha Bulshadda Somaliland, Maxamed C/llaahi Obsiiye ayaa iska-casilay xilalkii wasiirnimada iyo midkii Golaha Dhexe… Sii akhri

Madaxweyne Gaas ”Hoggaamiyaha Daacishta Soomaaliya waa ka badbaaday Duqayn lala beegsaday”

Posted on November 6, 2017November 6, 2017 by Cabdiqani Boos

BOSASO-[Puntland Post] Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo wareysi siiyey idaacada VOA-da qeybta Afka Soomaaliga ayaa ka… Sii akhri

DAAWO:- Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Garowe oo maraya Gabo-gabo.

Posted on November 6, 2017 by Dhiirane

Dhismaha Garoonka Diyaaradaha magaalada Garoowe ayaa maraya heer gabo-gabo ah, sidey u xaqiijiyeen warbaahinta PUNTLAND POST maamulka Shirkadda dhisaysa ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close