Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Shacabka Muqdisho oo ka hadlay Sida ay u arkaan Xil ka qaadistii Thaabid

Xili Digreeto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Xilkii looga qaaday Gudoomiyihii Gobolka Banaadir ahaana Duqii… Sii akhri

Posted on January 21, 2018January 21, 2018 by Cowke

Ciidamada Dowlada oo la wareegay Xarunta Dowlada Hoose

Posted on January 21, 2018 by Cowke

Ciidamo katirsan kuwa nabad sugida dowlada Soomaaliya ayaa la wareegay xarunta Aqalka hoose ee Maamulka Gobolka Banaadir ee Muqdisho. Ciidamadaan… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ku Wajahan Degmada Hobyo

Posted on January 21, 2018January 21, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku Wajahan magaalada Dekada Leh ee Hobyo. Qaban qaabo balaaran… Sii akhri

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo loo Magacaabay Wasiirkii hore ee Warfaafinta Somalia

Posted on January 21, 2018January 21, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xilka guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo duqa Muqdisho… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo” Dadkii ka Barakacay Colaadii Xeraale dib ha soo noqdaan”

Posted on January 21, 2018January 21, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gaaray Deegaanka Xeraale iyo Deegaano kale ayaa ka hadlay Arimaha Colaadaha.… Sii akhri

Farmaajo oo socdaal ku maray Balanballe, Xeraale, Huurshe iyo Caabudwaaq

Posted on January 20, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo socdaalka nabadda iyo dib u heshiisiinta ku maraya deegaannada ka tirsan… Sii akhri

DEG DEG: Gudoomiye Thaabid oo loo siyaadiyay Labo Sano

Posted on January 20, 2018January 21, 2018 by Cowke

Golaha Guddiga Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo Golaha Degmoyinka Gobalka banadir Ayaa labo Sano ugu daray Gudoomiye Thaabid Arintaan ayaa ka… Sii akhri

Labo Qarax oo Qasaare Geeystay oo ka dhacay Boosaaso

Posted on January 20, 2018 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi caawa ay ka dhaceen… Sii akhri

Garowe oo lagu qabtay kulan ku saabsan hirgelinta doorashada qof iyo cod ee sannadka 2020

Posted on January 20, 2018January 21, 2018 by News Office

Kulankan oo ay iska kaashadeen Guddiga Madaxa-bannaan ee doorashooyinka qaranka (GMDQ), Gudiga kumeel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland (TPEC) iyo dalladda ururrada aan dowliga… Sii akhri

Khilaafka u Dhaxeeyo Kheyre iyo Thaabid oo Cirka isku Shareeray

Posted on January 20, 2018January 20, 2018 by Cowke

Warar ay heshay Puntland Post Ayaa waxa ay sheegayaan in cirka isku Sii shareeray qilaafka siyaasadeed oo u dhaxeeyo Gudoomiyaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close