Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Shaqaalaha rayidka ah ee Puntland oo Tababar uga furmay Garoowe

Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha dawladda Puntland ayaa magaalada Garoowe Tababar uga furtay Shaqaalaha rayidka ah ee dawladda Puntland, tababarkaas oo lagu qabtay… Sii akhri

Posted on January 23, 2018January 23, 2018 by Jama Farah

Baarlamaanka Puntland oo shir uga furmay dalka Nigeria.

Posted on January 23, 2018 by Jama Farah

Guddoomiyaha Baarlamaanka Dawladda Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo maalmahan ku sugnaa caasimadda dalka… Sii akhri

Ugu yaraan 20 ruux oo ku dhintay dagaal ka socda Somaliland.

Posted on January 22, 2018 by News Office

Ugu yaraan 20 ruux ayaa ku dhimatay,in ka badan 30 kalena waa ku dhaawacantay dagaal maalmihii la soo dhaafay ka… Sii akhri

Daawo:Muuqaal kaa ilmaysiinaya.

Posted on January 22, 2018 by News Office

Cabdirisaaq Axmed Abiikar waa aabbe Soomaaliyeed oo ka soo bara-baxay colaadda ka jirta Koonfurta,wuxuuna muddo 10 sano ah ku noolyahay… Sii akhri

Kheyre oo qorsheynaya isku Shaandheyn Golihiisa Wasiirada ah

Posted on January 22, 2018January 22, 2018 by Cowke

Ilo Xog-ogaal ah ayaa u sheegay warbaahinta Puntland Post xafiiskeeda Warqabadka ee Muqdisho in Ra’iisul wasaare Xasan Cali kheyre uu… Sii akhri

Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir iyo Gudoomiyihii hore oo kulmay

Posted on January 22, 2018January 22, 2018 by Cowke

Waxaa Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka Soomaaliya ka dhacay kulan u dhaxeeyay Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Eng Cabdiraxmaan Cumar… Sii akhri

Thaabid oo Aqbalay xil ka qaadistii uu ku sameeyay Madaxweyne Farmaajo

Posted on January 21, 2018January 21, 2018 by Cowke

Qoraal uu u qeeybiyay Warbaahinta Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Thaabid Cabdi Maxamed ayuu ku aqbalay xil ka qaadistii lagu… Sii akhri

Afhayeenka Ciidanka Puntland oo u jawaabay Madaxweynaha Somaliland.

Posted on January 21, 2018 by Dhiirane

Afhayeenka ciidanka daraawiishta Puntland Gaashaanle sarre Maxamuud Maxamed Axmed (Gubadle) oo maanta warfidiyeenka kula hadlay magaalada Garowe ayaa jawaab ka… Sii akhri

Hay’adda TAG FOUNDATION oo Garoowe ku qabatay Kulan ku saabsan Xuquuqda dhinaca Siyaadda dalka.

Posted on January 21, 2018January 21, 2018 by News Office

Xarunta PDRC ee magaalada Garoowe ayaa Maanta lagu qabtay kulan wada-tashi ah oo ay yeesheen Haweenka,Ururada Bulshada,Hay’daha Xoojinta Sharciga iyo… Sii akhri

Taliye Finiin ”baaritaan baanu ku wadnaa cidii ka danbeysay Qaraxii xalay Bosaso ka dhacay”

Posted on January 21, 2018January 21, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post] Taliyaha Ciidanka Taraafikada ee Shan gobol oo Kamid ah Puntland Maxamed Finiin Yusuf oo shir Jaraa’id ku qabtay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close