Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Shil Qasaare Geeystay oo ka dhacay Muqdisho

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa galinkii dambe ee maanta ka dhacay Shil qasaare badan geeystay.. Shilkaan ayaa ka dhacay… Sii akhri

Posted on January 20, 2018 by Cowke

AKHRISO: Maamulka Gobolka Banaadir oo soo saaray Qoraal ku aadan dhulka Dowladda

Posted on January 20, 2018January 20, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray qoraal shalay kasoo baxay Xafiiska… Sii akhri

Akhriso:- Gudoonka Baarlamaanka oo War ka soo saaray Maqaamka Muqdisho

Posted on January 20, 2018 by Liban Yusuf

Guddoonka Aqal hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa War ka soo saaray cida leh go’aan ka gaarista Maqaamka Caasimada dalka… Sii akhri

Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay colaada Tukaraq

Posted on January 20, 2018January 20, 2018 by PP-Muqdisho

Hargeysa (PP) ─ Madaxwaynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa, ayaa ka hadlay arrimo dhawr… Sii akhri

PUNSAA oo soo saartay talooyin ku saabsan Doorashada Puntland ee 2019

Posted on January 20, 2018January 21, 2018 by News Office

Shirweyne Wada-tashi ah oo ku saabsan habka ugu habboon ee loo xulanayo Xildhibaannada Puntland ee doorashada 2019 oo ay soo… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Degmada Balanballe

Posted on January 20, 2018 by PP-Muqdisho

Balanballe (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu Hoggaaminayo ayaa gaaray Degmada Balanballe ee Gobolka Galgaduud, halkaasoo… Sii akhri

MUQDISHO: Shil diyaaradeed oo Maanta ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde

Posted on January 20, 2018January 20, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Garoonka Diyaaradaha Aadan cadde ee Muqdisho, ayaa waxaa goor-dhaw ka dhacay shil-diyaaradeed oo aan sababin wax khasaare… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ku wajahan Balan Bale

Posted on January 20, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo socdaalo ku maraya deegaanada Gal-Mudug ayaa maanta ku wajahan… Sii akhri

Kumaandooska Soomaaliya iyo Maraykanka oo weerar ku qaaday degmada Jamaame.

Posted on January 20, 2018January 20, 2018 by News Office

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya iyo Maraykanka ayaa Xalay saqdii dhexe weerar qorshaysan ku ekeeyay degmada Jamaame ee gobolka Jubada Hoose oo… Sii akhri

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika

Posted on January 20, 2018January 20, 2018 by Cowke

Xalay kooxo hubeysan ayaa Degaanka limpopa ee dalka koofur-Africa waxa ay ku dileen Muwaadin Soomaliyeed kaasi oo goob ganacsi lahaa.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close