Taliyeyaasha Ciidamada oo lagu eedeeyay in aysan dhex-dhexaad ka ahayn xiisada taagan
Muqdisho (PP) ─ Xildhibaanada la baxay badbaadada Baarlamaanka DF oo xalay shir jaraa’id Muqdisho ku qabtay ayaa xusay in taliyeyaasha ciidanka aanay…
Open this website in Safari first.
Muqdisho (PP) ─ Xildhibaanada la baxay badbaadada Baarlamaanka DF oo xalay shir jaraa’id Muqdisho ku qabtay ayaa xusay in taliyeyaasha ciidanka aanay…
Taliyaha Ciidamada Milatariga Soomaaliya Sareeya Gaas C/wali jamac Gorod oo wariyaasha Goordhow caawa la hadlay ayaa sheegay in gacanta lagu dhigay askar…
Muqdisho (PP) ─ Ugu yaraan 3,000 oo qof oo Soomaali ah ayaa ku dhintay kuna dhaawacmay Qaraxyadii dalka ka dhacay saddexdii sano…
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Mooshin ka soo gudbiyeen ayaa ka hadlay Shaqaaqadii Maanta ka dhacday…
Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdiwali Sh. Ibraahim Muudeey ayaa ka hadlay shaqaaqadii maanta ka dhacday Xarunta Golaha Shacabka ee…
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari,Gudoomiye ku xigeenka Labaad Mahad Cabdala Cawad, iyo Mudanayaal ka tirsan kuwa taageersan ayaa maanta kulan…
Waxaa Goordhow Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya wariyaasha kula hadlay Taliyaasha ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya. Taliyaha ciidamada Milatariga , Booliska iyo Asluubta…
Waxaa guud ahaan hakad uu ku yimid kulankii mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya lagu waday in ay ku yeesheen xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho.…
25 Arday ayaa ku sumoobay Jaalato ay cuneeyn Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka Soomaaliya. Ardaydaan ayaa waxa ay dhigtaan Schoolka Global oo…
Muqdisho (PP) ─ Xildhibaannadii Mooshinka ka keenay Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia Maxamed Cismaan Jawaari ayaa goor-dhaweyd ka baxay xarunta baarlamaanka Somalia, kaddib markii…