Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Mooshin ka soo gudbiyeen ayaa ka hadlay Shaqaaqadii Maanta ka dhacday xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho.
Gudoomiye Jawaari oo lagu eedeeyay in ciidamo uu kula wareegay xarunta Golaha Shacabka ayaa warkaasi ku sheegay in uu yahay mid wax kama Jiraan ah.
Waxa uu sheegay in isaga loo diiday in gaadiidkiisa uu ku soo galo xarunta Golaha Shacabka islamarkaasina uu soo lugeeyay.
Waxa uu sheegay in ciidamo 11 Nin ah oo ah istaafka qaaska ah uu la soo galay Baarlamaanka ciidamadaasi uu sheegay in aanay la wareegi karin Xarunta Baarlamaanka.
Hoos ka Daawo Muuqaalka.
Xasan Maxamed Samatar Cowke
Puntland Post Muqdisho