Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Kulammo siyaasadeed iska soo horjeeda oo Maanta ka socda Qaybo ka mid ah Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socda kulammo iska soo horjeeda, kuwaasoo ay ku lug leeyihiin xildhibaanno ka… Sii akhri

Posted on March 16, 2018 by PP-Muqdisho

Somalia:-27 sano kadib hay,adda socdaalka iyo jinsiyadda oo la wareegtay shaqadeeda

Posted on March 15, 2018March 15, 2018 by Dhiirane

Waxaa 27 sano ka dib si rasmiya shaqadeeda ula wareegtay Hay,adda socdaalka iyo Jinsiyadda dalka Soomaaliya oo ka mid ah… Sii akhri

SHIRKII BILLAHA AHAA EE GUDDIGA FULINTA MASHRUUCA CIP OO GAROOWE KA FURMAY MAANTA

Posted on March 15, 2018 by Jama Farah

Shirkii billaha ahaa ee guddiga fulinta ee Mashruuca tayaynta shaqaalaha (Capacity Injection Project) ayaa maanta lagu qabtay Wasaaradda Qorshaynta iyo… Sii akhri

Guddoomiyaha DP World oo mar kale ku celiyay in Somaliland dal madax-banaantahay.

Posted on March 15, 2018 by News Office

Guddoomiyaah Shirkadda DP World ayaa Khamiista maanta ah mar kale xaqiijiyay in ay shirkaddiisa ka go’antahay maal-gelinta Somaliland,kadib Baarlamanka Soomaaliya… Sii akhri

Kooxo Hubaysan Oo Sarkaal Ka Tirsan Dawlada Hoose Ku Dilay Boosaaso

Posted on March 15, 2018March 15, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post]-Kooxo hubaysan ayaa saddex qof ku toogtay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, ka dib salaadii Duhur ee maanta… Sii akhri

Shirka Madasha Wasaaradda Dastuurka oo Maanta ka furmay Magaalada Baydhabo

Posted on March 15, 2018March 15, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiirada Arrimaha Dastuurka ee dowladda dhexe iyo Dawlad-goboleedyada iyo xubno ka socda Maaamulka gobolka Banaadir ayaa maanta… Sii akhri

Sharciga hagidda canshuuraha dalka Soomaaliya oo dhowaan la sameynayo.

Posted on March 15, 2018March 15, 2018 by News Office

Wasiirka maaliyadda Xukuumaadda Soomaaliya,C/raxmaan Ducaalle Beyl oo maanta ka hadlay shirka Golaha Wasiirada ayaa sheegay in dowladda Federaalka iyo maamul… Sii akhri

Dowladda Puntland oo shaacisay qodobada looga hadlayo shirka maamul goboleedyada ee Garoowe lagu qabayo.

Posted on March 15, 2018March 15, 2018 by News Office

Dowladda Puntland ayaa sheegtay in wejiga labaad ee shirka wada-tashiga maamul goboleedyada ee lagu qabanayo magaalada Garoowe looga hadli doono… Sii akhri

Daawo”Magaalada Boosaso oo Laga Taageeray Mamnuucista Shirkada DP World

Posted on March 15, 2018March 15, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post]-Magaaladda Boosaaso waxaa  lagu qabtay kulan lagu taageerayo go’aankii Aqalka Hoose ee baarlamaanka Soomaaliya ay dekedaha Soomaaliya kaga mamnuuceen… Sii akhri

Xildhibaanada Aqalka Sare oo meel mariyay in dalka laga mamnooco DP World

Posted on March 15, 2018 by Cowke

Xildhibaanada Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa ansixiyay xeerka dalka looga mamnoocayo Shirkada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close