Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ciidamada AMISOM oo la wareegay Amaanka Xarunta Golaha Shacabka

Ciidamo katirsan kuwa midowga Afrika ee AMISOM ayaa Goordhow oo maanta ah la wareegay xarunta Golaha shacabka ee Muqdisho. Ciidamadaan… Sii akhri

Posted on March 17, 2018March 17, 2018 by Cowke

Farmaajo iyo Jawaari oo ka wada hadlay Mooshinkii laga soo Gudbiyay

Posted on March 17, 2018March 17, 2018 by Cowke

Waxaa xalay Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ka dhacay shir ay wada qaateen Madaxweynaha Soomaaliya iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka. Kulankaan ayaa… Sii akhri

AKHRISO: Bayaankii laga soo saaray shirkii madasha Wasaaradaha Dastuurka Somalia

Posted on March 17, 2018March 17, 2018 by PP-Muqdisho

Baydhabo (PP) ─ Waxaa soo gabagaboobay kulankii afaraad ee Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka oo ay qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee… Sii akhri

Wasaarada Amniga oo Beenisay in ciidamo ay la wareegeen Baarlamaanka

Posted on March 17, 2018March 17, 2018 by Cowke

Wasaarada Amniga Gudaha xukumada Federaalka Soomaaliya iyo Taliska Booliska oo  wariyaasha kula hadlay Muqdisho ayaa beeniyay in ciidamo ay la… Sii akhri

Duqa Muqdisho oo daah-furay ololaha iskutashiga ee wax u qabashada dadka barakacayaasha ah

Posted on March 17, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo daah furay ololaha isku-tashiga… Sii akhri

Beesha Caalamka oo walaac ka muujisay Xasarada Siyaasadeed ee Soomaaliya

Posted on March 16, 2018 by Cowke

War kasoo baxay Midowga Yurub, Midowga Afrika, Jaamacadda Carabta, Itoobiya, Talyaaniga, Sweden, Ingiriika iyo Mareykanka ayay kaga hadleen Xaaladda Siyaasadeed… Sii akhri

Jawaari”Golihii gacan nooguma jiro waxaa la wareegay Ra’iisul wasaaraha”.

Posted on March 16, 2018March 16, 2018 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya,Maxammed SH. Cismaan(Jawaari) oo shir jaraa’id qabtay ayaa Xukuumadda Soomaaliya ku eedeeyay in ay weerar ku soo… Sii akhri

Dowladda Itoobiya oo markii ugu horreysay ka hadashay Heshiiskii Dekedda Berbera

Posted on March 16, 2018 by PP-Muqdisho

Addis Ababa (PP) ─ Xukuumadda Addis Ababa ayaa markii ugu horreysay ka hadashay heshiiskii Dekedda Berbera ee ay qaybta ka… Sii akhri

Dowladda Turkiga oo ku wareejisay Somalia dhul ballaaran oo ay ka dhisato Safaarad

Posted on March 16, 2018 by PP-Muqdisho

Ankara (PP) ─ Safaaradda Somalia ee Magaalada Ankara dalka Turkiga ayaa lagu wareejiyay dhul gaar ah oo laga dhisi doono… Sii akhri

Soomaaliya oo kaalimaha hore ka gashay Dalalka ugu farxada badan Qaarada Afrika

Posted on March 16, 2018March 16, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Warbixin ay Qaramada Midoobay baahiso Sannad walba oo ku aaddan farxadda ayaa waxay Somalia ka gashay kaalinta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close