Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo bilowday dejinta Imtixaanka Shahaadiga ah.

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa bilowday dejinta Imtixaanka shahaadiga ah ee sannad-dugsiyeedka 2017-2018,sida lagu sheegay qoraal… Sii akhri

Posted on March 18, 2018March 18, 2018 by News Office

Saraakiisha Ciidamada DF oo sheegay inay 32 Al-shabaab ah ku dileen bartamaha Somalia

Posted on March 18, 2018March 18, 2018 by PP-Muqdisho

Baladweyne (PP) ─ Ugu yaraan 32 dagaalyahan oo ka tirsan Al-shabaab ayaa lagu dilay dagaallo ka dhacay bartamaha Somalia 24-kii… Sii akhri

Maamulka Gobolka Banaadir iyo AMISOM oo isku Af-gartay inay Xoojiyaan Xiriirkooda

Posted on March 18, 2018March 18, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta Wakiilka Gaarka ah… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ka baaqday Safar uu ku tagi lahaa Qadar

Posted on March 18, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta oo Axad ah ka baaqday safar uu ku tagi lahaa Magaalada Dooxa… Sii akhri

Ra’isilwasaare Kheyre oo kormeeray Saldhigyo ciidan

Posted on March 18, 2018March 18, 2018 by Cowke

Ra’isilwasaare Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay kormeer ku tagay saldhiyo ciidan oo ku yaalo  ku yaalo Muqdisho.… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in la soo daayey dhammaan maxaabiistii ku xirnaa dalka Hindiya

Posted on March 17, 2018 by News Office

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha debadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya,Mukhtaar Mahad Daa’uud,ayaa sheegay in tobankii bilood ee la… Sii akhri

Mashruuca Xoojinta dowrka Bulshada Rayidka ah ee La socodka Xuquuqa Insaanka oo Garoowe lagu daah-furay.

Posted on March 17, 2018March 17, 2018 by News Office

Mashruuca Xoojinta dowrka Bulshada Rayidka ah ee La socodka iyo ka warqabka Xuquuqul Insaanka,gaar ahaanna Hannaanka cadaaladd-marinta dambiilayaasha iyo eeday-sanyaasha… Sii akhri

Aqalka Sare ee oo guddi u magacabay xalinta khilaafka ka dhashay Mooshinka Jawaari

Posted on March 17, 2018March 17, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Iyadoo uu cirka isku sii shareerayo khilaafka siyaasadeed ee ka dhex aloosan baarlamaanka iyo xukuumadda federaalka Somalia,… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo dilay 18 ka tirsan Al-shabaab

Posted on March 17, 2018March 17, 2018 by News Office

Ciidanka Amniga dowladda Puntland ee (PSF) ayaa hawlgal qorshaysan ku dilay 18 ka tirsan Al-shabaab,sida lagu sheegay qoraal ka soo… Sii akhri

Yariisow oo sheegay in ay ka go’antahay Caafimaad hufan oo loo helo gobolka Banaadir.

Posted on March 17, 2018 by News Office

17 Maarso, 2018–Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la qaatay Wasiirka Caafimaadka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close