Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Wakhtiga la qabanayo Caleemo saarka Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil oo la shaaciyey

Bosaso-[Puntland Post]-Munasabad lagu shaacinayey xiliga la qabanayo caleemo saarka Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil ayaa lagu qabtay Magaalada Bosaso ee Xarunta… Sii akhri

Posted on March 19, 2018March 19, 2018 by Cabdiqani Boos

Taliye ku xigeenka ciidanka Daraawiishta dowladda Puntland oo is-casilay.

Posted on March 19, 2018March 19, 2018 by News Office

Taliye ku xigeenka ciidanka Daraawiishta Puntland,S/Guuto. Deyr Xaaji Cabdi ayaa wargad is-casilaad ah u gudbiyay madaxweynaha dowladda Puntland,Cabdiweli Maxammed Cali(Gaas),sida… Sii akhri

Dooni Ganacsi oo dab ku qabsaday nawaaxiga Dekada Bosaso

Posted on March 19, 2018March 19, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso[Puntland Post] Dooni ganacsi oo taagan meel Dekadda Boosaaso dhanka Bari kaga beegan Badwaynta ayaa Dab qabsaday, waxaana la aaminsan… Sii akhri

Hooyo iyo shan Carruur ah oo ay dhashay oo xalay ku dhintay Dab ka kacay Gurigooda

Posted on March 19, 2018March 19, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ugu yaraan toddoba qof ayaa xalay ku geeriyooday dab ka kacay guri ku yaalla degmada Yaaqshiid ee… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo xalay kulan gaar ah la qatay Guddoomiyaha Baarlamaanka DF

Posted on March 19, 2018March 19, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay guddoomiyaha baarlamaanka Somalia, kaasoo ay… Sii akhri

Guddoomiye Jawaari oo Aqbalay Mooshinkii laga keenay kuna baaqay in cod lagu geliyo…

Posted on March 18, 2018March 18, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia, Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo gellinkii dambe ee maanta la hadlayay Warbaahinta ayaa sheegay… Sii akhri

Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil oo si diiran loogu soo dhaweeyay Bosaso

Posted on March 18, 2018March 18, 2018 by Cabdiqani Boos

Soo dhawayntan oo ahayd mid si wayn looga dareemayay Magaalada Boosaaso ee Gobalka Bari waxaana ka wada qayb qadanayay siyaasiyiinta,… Sii akhri

Hay’adda shaqaalaha rayidka ha ee Puntland oo qaadday Imtixaan toos ah (Interview)

Posted on March 18, 2018March 18, 2018 by Jama Farah

Hay’adda shaqaalaha rayidka ah ee Puntland ayaa maanta qaadday imtixaan toos ah ama (Interview) ee loogu tartamayey dhowr boos/jago oo… Sii akhri

Koox doonayey in ay Qaxooti Soomaaliyeed qarxiyaan oo maxkamad la soo taagayo.

Posted on March 18, 2018March 18, 2018 by News Office

Saddex xubnood oo ka tirsan  Koox xagjir ah ayaa lagu wadaa in maxkamad la soo taago,iyagoo lagu eedaynayo in ay… Sii akhri

Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo bilowday dejinta Imtixaanka Shahaadiga ah.

Posted on March 18, 2018March 18, 2018 by News Office

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa bilowday dejinta Imtixaanka shahaadiga ah ee sannad-dugsiyeedka 2017-2018,sida lagu sheegay qoraal… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close