Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Yariisow “Waxaan furi doonnaa dhammaan Waddooyinka muhiimka ah ee xiran, si loo fududeeyo isku socodka Caasimadda”.

Muqdisho, 20 Maarso 2018–Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo saakay dib u furay… Sii akhri

Posted on March 20, 2018 by News Office

Xildhibaanada wada Mooshinka Jawaari oo doonaya in isbeddel lagu sameeyo Qodob…

Posted on March 20, 2018March 20, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xildhibaannada mooshinka ka keenay guddoomiyaha baarlamaanka Somalia, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, ayaa dadaal ugu jira wax ka… Sii akhri

Golaha Wasiirada Puntland oo haatan kulan deg deg ah ku jira

Posted on March 20, 2018March 20, 2018 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxammed Cali(Gaas) iyo Golihiisa Wasiirada ayaa haatan kulan deg deg ah uga socdaa Xarunta Madaxtooyada magaalada… Sii akhri

Shirka Sirdoonka Militariga iyo Wadaagista Macluumaadka oo ka Furmay magaalada Muqdisho

Posted on March 20, 2018March 20, 2018 by News Office

Muqdisho, 19 Maarso 2018 – Shirkii saddexaad ee Sirdoonka iyo Is-dhaafsiga Macluumaadka, oo looga gol lahaa in lagu xoojiyo wada shaqaynta… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ku Wajahan Rwanda

Posted on March 20, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ku wajahan Magaalada Kigale ee caasimada Rwanda. Madaxweyne… Sii akhri

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeybgalay shirka Wasiirada Arrimaha Dibadda Afrika.

Posted on March 20, 2018 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Issa Awad ayaa kaga qeybgalay Magaalada Kigali… Sii akhri

Dalladaha bulshada rayidka ah ee Soomaaliya oo War ka soo saaray khilaafka Dowladda Federaalka

Posted on March 20, 2018March 20, 2018 by Liban Yusuf

Dalladaha SOSCENSA iyo PUNSAA oo ay ku midaysan yihiin qeybaha ugu badan ururada bulshada rayidka ah ee ka jira Soomaaliya… Sii akhri

Taliska Ciidamada Badda Puntland oo ka hadlay taageerada Imaraadka iyo DP World

Posted on March 19, 2018March 19, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post]-Taliyaha Ciidamada xeebaha Puntland Admiral C/risaaq Diiriya Faarax oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaaladda Bosaso ayaa ka hadlay… Sii akhri

Dooni Ganacsi oo ku gubatay Xeebta Boosaso

Posted on March 19, 2018March 19, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post]-Labo Ruux oo kamid ah 16 shaqaale ayaa ku dhaawacmay Doon maanta ku gubatay meel u dhow Dekeda Magaalada… Sii akhri

Duqa Muqdisho oo la kulmay Ergeyga Gaarka ah ee dalka Talyaaniga u Qaabilsan Afrika

Posted on March 19, 2018March 19, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kala hadlay Ergeyga Gaarka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close